2 daqiiqo Sheeko:Dalka 4 Kun oo Arday oo Maanta Imtixaanaad u Fariisanaya Jaamacadda Muqdisho (Dhageyso + Sawirro ) Maanta waxaa imtixaamkii dhextaalka u fariisanaya illaa 4 kun oo arday oo ka tirsan jaamacadda Muqdisho sida wariyeyaasha u sheegeen maamulka jaamacadaasi oo ka mid ah kuwa ugu waaweyn ee…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Warbixin : Cod-Baahiyeyaasha Lagu Naadiyo Ganacsiyada Yaryar ee Muqdisho Naadinta ganacsiga waa arrin soo jireen ah , gaar ahaan seyladaha xoolaha ah oo ah ganacsiga facweyn oo Soomaalida kusoo dhaqmi jirtey qarniyo ka hor. Waa nooc ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Raaxa Maxamed Maxamuud iyo Maxamed Cabdi Xuseen. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xoghayaha Qaramada Midoobey oo Taleefoon Kula Soo Hadlay Ra’isulwasaare Cumar Cabdirashiid Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki Moon ayaa taleefoon usoo direy Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirishiid isaga oo ugu hambalyeeyey xilka cusub ee loo magacaabay. Ban ayaa Cumar kala hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Ku Dhaqan Mareerey Oo Ka Cabanaya Isbaarooyin Yaala Wadooyinka Gala Deegaankaasi (Dhageyso) Waxgaradka ku dhaqan deegaanka Mareerey ee gobalka Shabeelaha Hoose ayaa cabasho ka muujiyay Isbaarooyin ay sheegeen in ay yaalaan wadooyinka gala degmadaasi. Xasan Faarax oo ka mid ah waxgaradkaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Baaritaan Ku Haysa Qarax Miino Oo Shalay Ka Dhacay Gaalkacyo (Dhageyso) Maamulka Puntland ayaa sheegay in baaritaan ay ku hayaan cidii ka dambeysay Qarax Miino oo shalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug. Gudoomiye ku xigeenka maamulka Mudug ee Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamada Racfaanka Gobalka Shabeelaha Dhexe Oo Xalisay Colaad Ka Jirtay Xawaadley (Dhageyso) Maxkamada Racfaanka ee gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegtay in ay ku guuleysatay xalinta colaad ka jirtay deegaanka Xawaadley, taasi oo salka ku haysay dilal la xiriira aanooyin qabiil oo halkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Afgooye Oo Lagu Eedeeyay Bixinta Xarumo Loogu Tala Galay In Dowladdu Ku Shaqeyso (Dhageyso) Madaxii hore amaanka maamulka degmada Afgooye Mahdi Xasan ayaa ku dhaliilay maamulka degmadaasi in xilligaan ay si sharci darro ah ku bixinayaan dhul dowladda loogu tala galay in ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Hiiraan Oo Ka Digay Dhibaatooyin Kale Oo Ka Dhasha Dagaallada Deefoow (Dhageyso) Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa ka digay in dhibaatooyin hor leh ay ka dhashaan dagaalada ka socda deegaanka Deefoow ee gobalka Hiiraan, kaa oo u dhaxeeya Laba Bee loo halkaasi wada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gobalka Shabeelaha Hoose Oo Laga Bilaabayo Dib u Heshiisiin (Dhageyso) Maamulka Gobalka Shabeelah hoose ayaa sheegay in deeganada gobalkaasi dhawaan laga bilaabayo dib u heshiisiin dadka halkaasi wada dega ah. Gudoomiye ku xigeenka dhanka amaanka maamulkaasi Cali Nuure oo u…