Taliyaha Booliska Galmudug “Waxaan Diiwaangaliney Wax Ka Badan Kun Kiis Dacwadeed” Taliyaha Ciidamada Booliska ee Maamulka Galmudug Gaashaanle Sare Maxamuud Cilmi Gulaafe oo maanta ka hadlayay xuska 71 guurada Booliska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyey waxqabadka booliska maamulkaasi. Wuxuu sheegey in ay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Maxkamadda Ciidama oo 10 Sano oo Xarig ah Ku Xukuntey Askar Badan oo Isbaaro Dhigtey Afgooye Maxkamadda ciidamada qalabka sidda ayaa maanta xukun ku ridey illaa iyo 10 askari kuwaasi oo lasoo qabtay iyaga oo isbaarooyin dhigtey meelo ka mid ah gobolka Shabeelaha Hoose. Maxkamadda ayaa…
4 daqiiqo Xuska Booliiska Soomaaliyeed, Tiirkii ugu Horeeyey ee Dowladnimada Soomaaliya Maanta waxaa loo dabaaldagay 71-guuradii kasoo wareegtey markii la asaasay ciidanka Booliiska Soomaaliyeed , kuwaasi oo taariikhda ku galay in ay yihiin astaantii ugu horeysey ee dowladnimo oo Soomaaliya yeelato,…
1 daqiiqo Dhageyso Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, Waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Faadumo Abuukar Cabdi iyo Cabdiweli Jaamac Barre. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
2 daqiiqo Nicholas Kay “Afti Ayaa Loo Qaadayaa Dastuurka Sanadka 2015-ka" Nikolas Kay, Ergeyga Xog-Hayaha Guud ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa sheegey in sheegey in sanadka soo socda afti loo qaadayo dastuurka federaalka kadib marka la dhamaystiro dhismaha maamul goboleedyada.…
1 daqiiqo Dhul Balaaran oo La Siiyey Dad Barakacayaal ah, Si Dib U Dajin Loogu Sameeyo Magaalada Boosaaso Maamulka Puntland ayaa maanta guddoomey dhuyl dhan 2 kiilo mitir kaasi oo ay ku deeqeen labo shaqsi oo ku nool magaalada Boosaaso, waxaana dhulkaasi loogu talogalay in la dajiyo dadka…
1 daqiiqo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Iyo Nicholas Kay Oo Maanta Gaaray Degmada Baraawe Magaalada Baraawe oo xarun u noqonaysa maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta waxaa gaaray madaxweynaha maamulkaasi Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arimaha Soomaaliya…
3 daqiiqo Golaha Amaanka Oo Liiska Cunaqabateynta Ka Saaray Sheekh Maxamed Saciid Atam Iyo Dowladda Federaalka Oo Soo Dhaweysay Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa liiska cunaqabateynta ka saaray Sheekh Maxamed Saciid Atam oo horay uga mid ahaa Hogaamiyaasha Al-shabaab, hase ahaatee isku soo dhiibay dowladda Federaalka isaga oo…
1 daqiiqo Madaxweyne Xassan Sheekh iyo Axmed Siilaanyo oo Maanta u Wada Dhoofay Jabuuti Waxaa maanta magaalooyinka Muqdisho iyo Hargeysa ka kala duuley madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo kuwaasi oo madal ku leh magaalada Jabuuti ee dalka…
7 daqiiqo Mustaf Dhuxuloow Oo Ka Hadlay Waxyaabaha Dowladda Federaalka u Qabsoomay Todobaakii Hore (War-saxaafadeed) Mogadishu, 20 December 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid…