Maamulk Ximan Iyo Xeeb Oo Ka Hadlay Xilliga Uu Furmayo Shirka Maamulka Loogu Sameynayo Gobalada Mudug Iyo Gal-gaduud (Dhageyso) Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegay in maalmaha soo aadan degmada Cadaado uu ka furmi doono shirka maamulka loogu sameynayo gobalada Mudug iyo Gal-gaduud. Afhayeenka maamulkaasi Cismaan Maxamed Careys oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Saraakiisha Caafimaadka Degmada Jowhar Oo Sheegay In Cudurka Jadeecada Ka Talaaleen Caruur Ka Badan 2 Kun (Dhageyso) Saraakiisha caafimaadka ee ku sugan magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegay in ay cudurka Jadeecada ay ka talaaleen caruur tiradooda ka badan tahay 2 Kun, talaalkaas oo…
2 daqiiqo Maamulka Degmada Hodon Oo Sheegay in Shaqooyin Loo Abuuray Dhalinyarada Danta Yar Ee Degmadaasi ku Nool (Dhageyso) Maamulka degmada Hodon ee gobalka Banaadir ayaa sheegay in shaqo abuur wanaagsan loo sameeyay qaar ka mid ah dhalinyarada kasoo jeeda qoysaska danta yar ee ku nool degmadaasi. Gudoomiye ku…
1 daqiiqo Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog Halkan waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Maamulka Gobolka Hiiraan oo Ka Warbixiyey Sababta Loo Xirey Wariye Carees Afayeenka maamulka gobolka Hiiraan Xasan Maxamed Ibraahim (Xasan Kaafi) ayaa sheegey in sababta loo xirey wariye Cismaan Aadan Carees ay tahay kadib markii ay dacwad kasoo gudbiyeen ururka dhalinyarada gobolka…
2 daqiiqo Cabdi Qeybdiid oo Ku Dhawaaqay in uu Yahay Musharax Madaxweynenimada Gobolada Dhexe ( Dhageysi +Sawirro) Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa maanta meel fagaaro ah kaga dhawaaqay in uu yahay musharax madaxweynenimo gobolada Dhexe oo loo dhisayo maamul goboleed. Cabdi Cawaale Qeybdiid ayaa ka sheekeeyey waxqabadkiisa intii…
1 daqiiqo Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, Waxaana idiin tabina wariyaasheena kala ah, Hanad Cali Guuleed iyo Faadumo Abuukar Cabid. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Wafdi Ka Socday Dowladda Ingiriiska Oo Gaaray Baladweyne Iyo Kulamo Ay La Yeesheen Maamulka Gobalka Hiiraan (Dhageyso) Waxaa maanta magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan gaaray wafdi balaaran oo ka socday dowladda Ingiriiska, waxaana hogaaminaayay Idward Even oo ah safiir ku xigeenka dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya. Markii ay…
1 daqiiqo Xildhibaan Jeesoow “Axmed Madoobe Cid Madaxweyne Dhihi Karta Malahan, Jubaland Cid Ugu Yeeri Karto Ma Jirto” Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo ah gudoomiye ku xigeenka gudiga arimaha gudaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay hadal shalay kasoo yeeray madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud xilli uu ku sugnaa magaalada…
1 daqiiqo Maxkamadda Ciidamada Uganda oo Diidey Marqaatiyo uu Codsaday Sargaal AMISOM oo Dacwo Loo Heysto Maxkamadda ciidamada Uganda ayaa diidey in ay qiraal maxkamadda horteeda ka bixiyaan illaa 9 marqaati oo uu codsaday sargaal sare oo ka tirsanaa ciidamada Uganda ee AMISOM ka tirsan kaasi…