1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM oo Qiratay Askar Lagaga Diley Weerarkii Xalane War saxaafadeed ay soo saartey AMISOM ayaa lagu sheegey in illaa 3 askari loogaga diley weerarkii dagaalyahanada Alshabaab ay ku qaadeen xarunta sida aadka loo illaaliyo ee Xalane. AMISOM waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gal-mudug “Puntland Ma Maamusho Saaxo” (Dhageyso) Maamulka Gal-mudug ayaa sheegay in deegaanka Saaxo ee duleedka ka ah gobalka Mudug aanu ka jirin maamul Puntland ah, islamarkaana deegaankaasi uu ka mid yahay deegaanada loo dhisyo maamulka mideynayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Banaadir Oo Sheegay In Garab Buuxa Ay Siin Doonaan Caruurta Agoonta Ah Ee Magaalada Muqdisho Kunool (Dhageyso) Maamulka Gobalka Banaadir ayaa sheegay in garab buuxa ay siin doonaan caruurta agoonta ah ee ku nool magaalada Muqdisho, islamarkaana ay horumaro gaarsiin doonaan. Gudoomiyaha gobalka Banaadir Ahna duqa magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan Idiin ugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Maxamed Cabdi Xuseen iyo Maxamuud Cismaan Warsame. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Oo Sheegay In Al-shabaab Dalka Laga Saarayo Ka Hor Sanadka 2016 (Dhageyso) Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa sheegay in kahor sanadka 2016 Al-shabaab ay ka saari doonaan guud ahaan dalka. Waxa uu sheegay in xukuumad tayo leh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska AMISOM Oo Sheegay In Aysan Saameyn Ku Yeelan Doonin Shaqadooda Weerarkii Al-shabaab Ku Qaadeen Xalane (Dhageyso) Taliska ciidamada AMISOM ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in marnaba aysan wax saameyn ah ku yeelan doonin weerarkii shalay rag ka mid ah Al-shabaab ku qaadeen xarunta ugu weyn…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiweli Sheekh Axmed “Waa Mushkilad Dowladnimadeena Haysato In Xukuumad Walba Markii Ay Sanad Shaqeyso La Rido” Ra’iisul wasaarihii hore ee dowladda Federaalka Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa sheegay in dowladnimada Soomaaliya ay haysato mushkilad ah in la rido xukuumad walba markii ay la qabsato shaqada loo igmaday.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Kala Duwaanshiyaha Marna Xumaan Ma Ahan, Laakiin Waa In La Raaco Nidaamka Lagu Xaliyo “ (Dhageyso) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in wax dhibaato ah aanay xilligaan lahayn in lagu kala aragti duwanaado arimaha siyaasadeed ee dalka, balse dhibaato ay noqoneyso in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka Habeenimo Goobjoog FM Goobjoog News
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Jawaari “Halkii Kiilo Mitir oo Soomaaliya Ahba Waxaa ku Nool Hal Agoon” Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa maanta ka qeybgalay mehrejaan ama bandhig ay sameynayeen carruurta agoonta ah ee ay xanaanayso Qatar Charity. Guddoomiyaha ayaa sheegey in tirakoobkii meesha…