Dadka Uu Soo Ridanayo Xanuunka Duumada Oo Kusoo Badanaya Deegaanka Bariire Ee Gobalka Shabeelaha Hoose (Dhageyso) Deegaanka Bariire ee gobalka Shabeelaha Hoose waxaa laga soo sheegayaa in dad badan ay kula il daranyihiin cudurka Duumada (Malaria) iyadoo aan lahayn goobo caafimaad oo dadkaasi lagu daweeyo. Maalinba… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Puntland Oo Lagu Eedeeyay In Ay Hurineyso Dagaalka Gobalka Gal-gaduud (Dhageyso) Degmooyin ka mid ah gobalka Gal-gaduud waxaa ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamo ka kala tirsan dowladda Federaalka iyo Ahlu-sunna Waljameeca kaa oo sababay qasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta.…
2 daqiiqo Sheekh Cumar Sheekh Cabdiqaadir “Ahlu-sunna Kama Mid Ahan Dhinacyada Ku Dagaalamaya Gal-gaduud" (Dhageyso) Gudoomiyaha golaha Talada Ahlu-sunna Waljameeca Sheekh Cumar Sheekh Cabduqaadir ayaa sheegay in dagaalada ka socda gobalka Gal-gaduud aanay wax shaqo ah ku lahayn ciidamada Ahlu-sunna ee gobalkaasi ku sugan. Dagaaladii…
1 daqiiqo Barakac Ka bilawday degmada Dhuusamareeb ee Gobalka Gal-gaduud Wararka saaka ka imaanaya degmada Dhuusamareeb ee Gobalka Gal-gaduud ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo barakac ay sameynayaan dadka shacabka ah. Dadka shacabka ah ayaa la arkayaa iyaga oo…
1 daqiiqo War Deg Deg Ah : Macalin Kubbadda Cagta oo Caawo Lagu Dileyy Dharkeenleey Mid ka mid ah macalimiinta kubbadda cagta ee degmada Dharkeenleey ayaa caawo halkaasi lagu diley sida ay sheegayaan wararka halkaasi naga soo gaaraya. Macalinka la diley ayaa lagu magacaabaa Maxamuud…
3 daqiiqo Ansixinta Sharciga Xuquuqda Carruurta ee Soomaaliya, Talaabo Horey Loola Jaan-Qaadey Adduunka Sharcigani illaalinta xuquuqda carruurta waxaa markii ugu horeysey la saxiixay 20-kii bishii Nofeember sanadii 1989-dii, waxaana saxiixa la dhameystirey 2-dii bishii sebteembar 1990-kii xiligaasi oo ay saxiixeen tiradii dalalka loo…
4 daqiiqo Qaramada Midoobey oo Ka Hadashey Xaaladda Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya Khabiirka Madaxabanaan ee xaaladda xuquuqul insaanka Soomaaliya, Mudane Bahame Nyanduga, ayaa maanta soo gebogabeeyay safarkiisi shaqo ee ugu horreeyay oo uu ku tegay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Mudane Nyanduga, oo Golaha…
2 daqiiqo Kismaayo : Rasaas Loogu Dabaal Dagey Xusseen Cabdi Xalane Maanta magaalada Kismaayo waxaa ka dhacdey rasaas xoogan oo kor loo ridayay, iyada oo la adeegsanayay hubka fudud iyo waliba hubka tiknikada kadib markii halkaasi uu gaarey war been abuur…
2 daqiiqo Wasaaradda Amniga oo Sheegtey in Dameero iyo Doomo Loo Adeegsado Fal Dambiyeedyo Afayeenka wasaaradda amniga qaranka oo maanta saxaafadda usoo bandhigey 9 nin oo lagu tuhunsanyahay in ay ka tirsanyihiin shabakad ama unug u qaabilsan Alshabaab dhanka daabulista iyo kala gooshinta hubka…
2 daqiiqo Khadiijo Maxamed Diiriye “Ma Jirto Lacag Naga Soo Gaartey Qatar iyo Imaaraadka, Dowladana Waxay Leedahay Miisaaniyad” Khadiijo Maxamed Diiriye oo ah sii haya wasaaradda haweenka iyo xuquuqul aadanaha ayaa maanta mar kale ka hadashay xarigga agaasimaha guud ee wasaaradda Maxamed Cumar, kaasi oo muddo 70 saacadood…