Taliska Booliska Maxaas ee Hiiraan oo faah faahin ka bixiyay amniga degmadaasi Taliska Ciidamada Booliska Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, ayaa sheegay in ay soo hagagayso ammaanka Degmadaasi, ka dib dadaalo ammaanka lagu sugayay oo ay sameyeen Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Buugaag ay qoreen qorayaal da’yar waxne kusoo bartay dalka dibadiisa oo Muqdisho lagu soo bandhigay (Dhageyso) Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa lagu soo bandhigay Buugaag ay qoreen dhalinyaro Soomaaliyeed oo da’yar kuwaa oo wax kusoo bartay dalka Dibadiisa. Bandhigan lagu soo bandhigayay Buugaagtaan waxa ka…
1 daqiiqo Abwaan Cabdi Kariin Jiir oo ka sheekeeyay taariikhda Allaha u naxariistee Jilaa Ilkacase (Dhageyso) Waxaa shalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariistee Jilaagii caanka ahaa ee Soomaaliyeed Cabdi Maxamuud Ilkacase oo dalka iyo dibaddaba aad looga yaqaanay. Hadaba Abwaan Cabdikariin Faarax Qaareey Jiir…
1 daqiiqo Maamulka degmada Kaxda oo sheegay in Roobkii dhawaan Muqdisho ka da’ay uu saameeyay barakacayaal ku sugan degmadaasi (Dhageyso) Maamulka degmada Kaxda ee gobalka Banaadir ayaa sheegay in roobkii dhawaan ka da’ay magaalada Muqdisho uu saameyn xoogan ku yeeshay qaar ka mid ah dadka ku dhaqan degmadaasi. Gudoomiyaha degmadaasi…
1 daqiiqo Dhageyso Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhagaysan kartaa barnaamij wareedka habeenimo ee Goobjoog FM, dhageysi wacan Goobjoog FM
1 daqiiqo Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug oo Dhiirogaliyey Maalgashiga (Sawirro) Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cabdisamad Nuur Guuleed ayaa ganacsatada ugu baaqay in ay maalgashi ku sameeyaan deegaanada Galmudug, isagoo xusey in fursado badan oo laga macaashi karo uu gobolka ka…
1 daqiiqo War Murtiyeed Kasoo Baxay Dowladda Puntland oo Ku Saabsan Khilaafka u Dhaxeeyay Hay’adaha Dastuuriga ee Dowladda Federaalka Warbaahinta Goobjoog ayaa heshay War Murtiyeedka dowladda Puntland uga hadleyso khilaafka hay’adaha dastuuriga ee dowladda. War Murtiyeedkan oo ka kooban todobo qodob halkan ka dhageyso, Kana akhriso …
1 daqiiqo Buri’ Hamza oo ku booriyay Waaxyaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Safaaradaha inay xoojiyaan howlaha qaranka ay u hayaan . [huge_it_slider id=”69″] Mogadishu,November 21,2014 – Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Buri’ Mohamed Hamza ayaa ku booriyay agaasimayaasha waaxyaha Wasaaradda iyo Safiirada Soomaaliya inay dardar geliyaan howlaha…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH:- Majaajiliiste Cabdi Maxamuud Ilkacase oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho Wararka haatan nasoo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in uu dhintay Majaajiliiste Cabdi Maxamuud Ilkacase oo ka mid ahaa Majaajiliistayaasha Soomaaliyeed. Allaha u naxariistee Marxuumka ayaa ku geeriyooday hoygiisa ku yaala…
1 daqiiqo Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah,Kowthar Cabdiraxmaan Cilmi iyo Faadumo Abuukar Cabdi. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka. Goobjoog…