2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo Daahfuray Bandhigga Buugaagta Djibouti 2023 Madaxweynaha Jamhuuryadda Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta magaalada Djibouti si rasmi ah uga furay Bandhigga Buugaagta Djibouti ee sannadkan 2023-ka, iyadoo Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliyana lagu martiqaadey ka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Soomaali Ka Qaxday Dagaalka Sudan oo Gaartay Sudanta Koonfureed Dagaalka ka dhacaya dalka Sudan ee u dhaxeeya ciidamada Milatariga iyo xoogagga kasoo horjeeda oo asbuucii labaad galay ayaa waxaa uu saameyn ku yeeshay Soomaalida ku dhqan dalkaasi iyo sidoo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mucaaradka Kenya oo Ku Dhawaaqay Qabashada Dibadbaxyo Hor leh. Macaaradka dalka Kenya ayaa ku dhowaaqay in ay qabanayaan mudaharaadyo looga soo horjeedo dowladda, kaas oo dhici doona labada bisha soo aadan ee May, waxaana uu kusoo aadayaa xilli hoggaamiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hey’adda Maareynta oo Ka Shirtay Badbaadinta Soomaalida Ku Go’doonsan Sudan Guddiga xarunta dhexe ee Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA u saartay soo daadgureynta muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku go’doonsan colaadda dalka Sudan waxaa ayaa maanta waxaa u qabsoomay kulan deg-deg…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dagaalka Sudan oo Dib u Qarxay iyo Muwaadiniinta Shisheeye oo Laga Daadgureynayo Dagaalka ka dhacaya wadanka Sudan ee u dhaxeeya ciidanka Milatariga iyo xoogagga kasoo horjeeda ayaa dib u qarxay, kadib markii lagu guuldareystay dhaqan galinta xabad joojin hal dhinac ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Ku Dhawaaqday in Barri ay Tahay Maalin Ciid ah Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in maalinta Berri ah ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Shawaal ee ciidul Fidriga, kadib markii aragtida bisha la xaqiijiyay, iyadoo dowladaha caalamul islaami…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kumannaan Qoys oo Reer Sudan ah oo Ka Baxsanaya Dagaallada Magaalada Khartoum Kumannaan reer Sudan ah ayaa bilaabay in ay isaga barakacaan magaalada caasimadda ah ee Khartoum, kadib dagaalka ka socda magaalada oo galay maalintii 5-aad, waxaa burburay xabadjoojin muddo 24-saac ah…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Isbuurasho Ka Dhacay Caasimadda Yemen oo 78 Qof ay Ku Dhinteen Magaalada Sanca ee caasimadda dalka Yeman ayaa waxaa lasoo sheegayaa in Ugu yaraan 78 qof ay ku dhinteen isbuurasho ka dhacday caasimadda magaalada , kadib markii boqollaal qof ay isugu…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hoggaamiyeyaasha Isku Haya Awoodda Sudan oo Xabadjoojin Ku Dhawaaqay Xilli afartii maalin ee lasoo dhaafay dalka Sudan uu ka dhacayay dagaal u dhaxeeya ciidamada Milatariga dalkaas iyo xoogagga gurmadka degdeg ah ee Dacmu Sariic ayaa ayaa waxaa lagu dhawaaqay…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dagaalka Sudan oo Galay Maalintii Afaraad, Yaa Isku Haya Awoodda Dalkaas? Dagaal u dhaxeeya ciidamada Milatariga Sudan iyo xoogagga gurmadka degdeg ah ee Dacmu Sariic ayaa gilgilay dalkaasi, iyadoo lagu soo waramayo inay dagaalka ku dhinteen in ka badan 185 qof…