2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Gargaar Kala Wareegtay Sucuudiga Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMa Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa Maanta Dowladda sacuudiga si gaar ah Safiir ku xigeenka dowladda sacuudiga u fadhiya Muqdisho kala wareegay Shixnad…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mucaaradka Kenya oo Ku Baaqay Dibadbaxyo iyo Madaxweyne Ruto oo Jaanis Dalbaday Madaxweynaha wadanka Kenya William Ruto ayaa maalintii Axadii ka codsaday mucaaradka inay fursad siiyaan wadahadallada, halka Raila Odinga, mucaaridkiisa ugu weyn uu ku boorriyay taageeryaashiisa inay mar kale isugu soo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Markale Dib Uga Qarxay Magaalada Khartoum Dagaalka u dhaxeeya Milatariga Sudan iyo xoogagga kasoo horjeeda ayaa markale dib uga qarxay maalintii 3-aad magaalada Khartum ee caasimadda dalkaasi, iyadoo dhinacyada ishaya ay isku adeegsanayaan hubka nuucyadiisa kale…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Urur Goboleedka IGAD oo Shir Degdeg ah Ka Yeeshay Xaaladda Sudan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay wada-hadallo degdeg ah oo ay yeesheen Madaxda Dalalka Urur Goboleedka IGAD, kuwaas oo ay kaga arrinasadeen iska-hor imaadyada hubaysan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Kenya oo Dayax Gacmeedkii Ugu Horeeyay U Dirtay Hawada Sare Dowladda Kenya ayaa hawada sare u dirtay dayax gacmeedkii ugu horeeyay iyadoo dalka ku yaala bariga Afrika uu si rasmi ah ugu biiray wadamada ku dhiiraday farsamada dayax gacmeedka. Dayax-gacmeedkii…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xukuumadda Soomaaliya oo Ka Walaacsan Dagaal Kasoo Cusboonaaday Sudan Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay muujinayso sida ay uga walaacsan tahay isku-dhacyada hubaysan ee u dhexeeya ciidamada iyo xoogagga…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Akhriso: Xaaladihii Ugu Dambeeyay Dagaalka Ka Socda Sudan Dagaalka ka socda wadan Sudan ayaa noqday mid aad u qaraar, waxaana Jugta madaafiicda culus aroornimadii Saakay oo Axadda ah laga maqlayay Omdurman, oo kaabiga ku haysa magaalada Khartoum, iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisul Wasaaraha Japan oo Lagu Weeraray Bombo, Xilli Khudbad uu Jeedinayay Ra’iisul Wasaaraha Japan Fumio Kishida ayaa laga soo saaray goob fagaare ah, ka dib markii lagu tuuray wax u muuqday bam qiiq ah, ciidanka gaarka ayaa isku gadaamay meesha oo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha iyo Ra’iisulwasaaraha Taliyaaniga oo Ku Kulmay Magaalada Addis Ababa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la qaatay Ra’iisul Wasaaraha dalka Talyaaniga Marwo Giorgia Meloni, kulan hordhac u ah shirka saddex-geesoodka dalalka Soomaaliya, Talyaaniga iyo Itoobiya. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan Shiikh oo Gaaray Magaalada Addis Ababa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, halkaas oo ay kaga qayb gelayaan shir saddex geesood ah oo ay yeelanayaan…