1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Badan oo Shuban Biyood Ugu Geeriyoodey Deegaanka Ceel Cadde ee Hiiraan Illaa 9 qof ayaa lagu soo waramayaa in ay xanuunka shuban biyoodka ugu geeriyoodeen deegaanka Ceel Cadde oo qiyaastii 75 kiilo mitir u jirta magaalada Baladweyne, sida uu kusoo waramayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan “Madaxweynaha Ayaa ii Xil Saarey Maamul u Sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe” Guddoomiyaha gobolka Hiiraan ee dowladda Federaalka Cabdifataax Xassan Afrax ayaa meel fagaaro ah ka sheegey in madaxweynaha Soomaaliya uu isaga usoo xil saaray arrimaha maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Jabuuti oo Sheegtey in Maxaabiis Dagaal ay Ka Heysato Dowladda Eritrea Wasiirka arrimaha dibada dalka Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa ka deyriyey xaaladda nolol iyo geeri waxa ay ku suganyihiin maxaabiis dagaal oo dowladda Eritrea ka heysato Jabuuti, kuwaasi oo lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamijka Hanka Nolosha Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Hanka Nolosha oo ah Barnaamij aynu ugu tala galnay in aynu kaga hadalno Hanka dhalinyarada Soomaaliyeed. Barnaamijkeena maanta waxaa idiin tabinaysa Wariyaheena Raaxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Gudoomiyaha Gobalka Gal-gaduud Oo Ka Hadlay Dagaalada Ka Socda Gobalkaasi Gudoomiyaha gobalka Gal-gaduud ee dowladda Soomaaliya Xuseen Cali Wehliye Cirfo oo goordhaw saxaafadda kula hadlay degmada Dhuusamareeb ee gobalkaasi ayaa ka hadlay dagaalo ka socda Gal-gaduud, kaa oo u dhaxeeya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dood Ku Saabsan Naafada Soomaaliyeed Iyo Xuquuqda Ay Leeyihiin Waxaa jira Dad Naafo Soomaaliyeed ah, kuwaa oo badi cabasho ka muujiya in aanay haysan xuquuqdii ay lahaayeen. Dhawaan magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay dibadbax ay dhigayeen dad badan oo…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxqabadka Dowladda Federaalka Ee Todobaadkii Lasoo Dhaafay (War-saxaafadeed) Mogadishu, 13 December 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Maxamed Cabdi Xauseen iyo Raaxa Maxamed Maxamuud. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Booliiska Marka "Waxaan Ognahay In Al-shabaab Ay Ku Sugan Yihiin Marka" (Dhageyso) Taliska ciidamada Boliiska ee magaalada Marka ayaa sheegay in ay la socdaan in magaaladaasi ay ku sugan yihiin rag ka mid ah Xarakada Al-shabaab. Taliyaha saldhigaasi Cabdi Nuur Isaaq Xuseen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiraxmaan Diinaari Oo Ku Biirey Musharixiinta Badan ee Isu Soo Taagey Madaxweynenimada Maamulka Gobolada Dhexe (Dhageyso) C/raxmaan Nuur Maxamed Diinaari ayaa sheegay in uu yahay Musharax u taagan xilka madaxweynaha maamulka loo dhisayo gobalada Mudug iyo Gal-gaduud. “Aniga xilkaan kuma tala jirin balse dad aan saaxiibo…