1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan Halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah Farxiya Cabdalla Muumin iyo Maxamuud Cismaaan Warsame. Halkaan Hoose ka dhageysoo Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isgaarsiinta Degmooyin Ka Mid Ah Gobalada Gedo Iyo Bay Oo Maalintii Labaad Hawada Ka Maqan Maalintii Labaad waxaa hawada ka maqan Isgaarsiinta degmooyin ka mid ah gobalka Bay iyo Gedo, ka dib markii Al-shabaab ay Albaabada isugu dhufteen xarumaha Isgaarsiinta. Xarumaha Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Isbitalka Carafaat Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Xaaladda Caafimaad Ee Dadkii Ku Waxyeeloobay Biyahii Sumeysnaa (Dhageyso) Maamulka Isbitaalka Caraafaat degmmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho, ayaa faah faahin ka bixiyay sida hadda ay tahay xaaladda caafimaad dadkii habeen kahor ku sumoobaay biyo ay Cabeen iyo sida dhaqaatiirta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay Oo Sheegtay In Ay Kasii Darayso Xaaladda Bini’aadanimo Ee Soomaaliya Philippe Lazzarini, oo ah isku-duwaha Qaramada Midoobay Arrimaha Bini’aadanimo ee Somaaliya ayaa ka digay in xaalada bini’aadanimo ee Somaaliya ay si weyn uga sii dari doonto sanadkan, waana digniintii ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Sheekh Aadan Oo Maanta Safar Ku Tagay Degmada Xudur Ee Bakool (Dhageyso) Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta safar ku tagay degmada Xudur ee Gobalka Bakool isaga iyo xubno uu hogaaminaayo. Socdaalkaan waxaa ku wehlinaaya xildhibaano ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafti Ka Socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Kormeerey Goobo Ku yaala Baladweyne Wafti sare oo ka socda wasaaradda arrimaha gudaha oo maalmahan ku sugnaa magaalada Baladweyne ayaa maanta kormeerey goobo muhiim ah oo ku yaala magaaladaasi, waxayna saxaafadda u sheegeen in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm, waxaana Idiin Tabinaya Wariyaasheena kala ah Ismaaciil Maxamed Samatar, iyo Maxamed Cabdi Xuseen. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Jawaari Iyo Gudiyada Joogtada Ah Ee Baarlamaanka Oo Kulmay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa shir gudoomiyay kulan arimo badan looga hadlay oo ay yeesheen gudiyada joogtada ah ee Baarlamaanka Soomaaliya. Kulankaan oo arimo badan lagu falanqeynayay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Ka Da’ay magaalada Muqdisho Oo Saameyn Ku Yeeshay Wadooyinka Magaalada Qaarkood Magaalada Muqdisho waxaa shalay ka da’ay roob aan saacado badan socday, hase ahaatee biyo badnaa, kaa oo saameyn ku yeeshay wadooyin badan oo dadka iyo gaadiidka isticmaali jireen. Wadada muhiimka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaasha Ku Dhaqan Magaalada Gaalkacyo Oo Xaalad Aadag Laga Soo Sheegayo Magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug waxaa ku nool dad badan oo barakacayaala ah, kuwaa oo halkaasi ka degan Xerooyin loogu tala galay dadka soo barakacay. Kaamka Buulo Jawaan waxa ku…