Baarlamaanka Jaamacadda Carabta oo si kulul u cambaareeyay isku daygii lagu dili lahaa xildhibaan Dalxa Baarlamaanka Jaamacadda Carabta ayaa si kulul u cambaareeyay werarkii isku dayga dilka ahaa ee lagu qaaday xilibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya. Axmed Bin Jarwan oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Kulan looga hadli lahaa khilaafka madaxda dowladda kana dhici lahaa Masar oo baaqday Waxaa baaqday kulan ay yeelan lahaayeen gudi heer sare ah oo arimaha somaliya ay u xil saartay jaamacadda carabta, kaa oo ka dhici lahaa dalka Masar. Kulanka ayaa lagu waday…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH: Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada degmada Howlwadaag oo la dilay Wararka naga soo gaaraya degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in halkaasi lagu dilay Yuusuf Maxamed Hilaal oo ahaa gudoomiye ku xigeenkii dhanka arimaha Bulshada ee degmada Howlwadaag.…
1 daqiiqo Gudoomiyaha Raage Ceelle “Deegaanka malahan goobo caafimaad oo dadka ku filan” (Dhageyso) Maamulka Deegaanka Raaga Ceelle ee gobalka Shabeelaha Dhexe oo sheegay in ay yaryihiin adeegyada caafimaadka deegaankaasi Maamulka deegaanka Raaga Ceelle ee gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegay in deegaankaasi aysan lahayn…
2 daqiiqo Gudiga Farsamo ee ku howlan dhismaha maamulka Koonfur Galbeed oo war kasoo saaray qoraalkii madaxda dowladda (Dhageyso) Gudiga Farsamada ee ku howlan dhismaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay qoraal si wadajir ah ay dhawaan usoo saareen madaxda dowladda Federaalka ee Soomaaliya, taa oo ku saabsan hakinta…
1 daqiiqo Dowladda Ingiriiska oo walaac ka muujisay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya Dowladda Ingiriiska waxay si qoto dheer uga muujisay walaac niyad xumo ah, xasilooni darada Siyaasadeed ee Soomaaliya, Waxayna ugu baaqday dhinacyada is haya in lagu xaliyo khilaafka wada hadal. ka…
1 daqiiqo Gudoomiye Jawaari oo ka hadlay buuqii shalay ka dhacay xarunta golaha shacabka iyo Fariin uu diray (MUUQAAL) Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo muuqaal soo duubay ayaa ka hadlay arintii buuqa ahayd ee shalay ka dhacay baarlamaanka Soomaaliya. Waxa uu sheegay in shacabka Soomaaliyeed uu…
2 daqiiqo Xildhibaan Jeesoow “Waxaan rumeysanahay in xukuumadda ay sidaan ku dhacday” (Dhageyso) Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in aragti ahaan uu xilligaan aamin sanyahay in ay dhacday xukuumada uu hogaamiyo Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh.…
1 daqiiqo Dhageyso: Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog Fm, waxaadna ku maqli doontaan qodobo aad u xiiso badan. Haklaan hoose ka dhageyso. Goobjoog News
5 daqiiqo Hadalkii Furitaanka ee Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud Madasha Wax Wadaqabsiga Heerka Sare-Guddiga Haga Sanduuqa Horumarinta iyo Dibudhiska Soomaaliya Mudane Madaxweyne, oo ah La-Guddoomiyaha, Mudane Ra’iisal Wasaare, Mudaneyaasha Wasiirada, Mudaneyaasha Xildhibaanada Baarlamaanka, wakiillada sharafta leh ee ka socda Puntland, Maamulka Jubba ee Ku-Meelgaarka ah, Maamulka Gobolka Banaadir, Galmudug iyo…