2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka Oo Maanta Soo Bandhigtay Xasan Xanafi Xaaji oo Ku Eedeysan Dilka Wariyeyaal Dhowr Ah (Dhageysi Iyo Sawiro) Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka ayaa maanta magaalada Muqdisho waxa ay kusoo bandhigtay Xasan Xanafi Xaaji oo mar kasoo shaqeeyay Idaacadda Qur’aanka Kariimka (IQK) kaa oo dowladda ku eedeysay in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Gal-mudug Oo Gaaray Degmada Cadaado Iyo Kulan Uu La Yeeshay Mas’uuliyiinta Maamulka Ximan iyo Xeeb (Dhageyso) Madaxweynaha maamulka Gal-mudug State Cabdi Xasan Cawaale Qeybiid ayaa maanta gaaray degmada Cadaado ee gobalka Gal-gaduud, halkaasi oo dhawaan uu ka furmi doono shir balaaran oo maamul loogu sameynayo gobalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya Oo Isaga Baxay Deegaanka Gadoon-Dhawe Ee Gedo iyo Al-shabaab oo Sheegay in ay La Wareegeen Deegaankaasi (Dhageyso) Ciidamada Kenya ee ka mid ah kuwa AMISOM ayaa maanta faarujiyay deegaanka Gadoon-Dhawe ee gobalka Gedo, ka dib markii halkaasi go’doon ay geliyeen ciidamada Al-shabaab. Deegaanka Gadoon-Dhawe oo ku yaala…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hanti Dhawrka Guud oo Mas’uuliyiinta Dowlada Ugu Baaqey In Ay Soo Wareejiyaan Hantida Dowladda (Dhageyso) Xafiiska Hanti dhawrka guud ee Qaranka ayaa maanta War-saxaafadeed uu soo saaray lagu sheegay in maanta oo ku beegan maalinta caalamiga ah ee la dagaallanka musuq maasuqa ay dowladda iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socday Wasaaradda Arimaha Gudaha Dowladda Federaalka Oo Gaaray Magaalada Baladweyne (Dhageyso) Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan waxaa maanta gaaray wafdi ka socday wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumada Soomaaliya, kuwaa oo kulan la qaatay mas’uuliyiinta maamulka Gobalka Hiiraan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Puntland Oo Ansixiyay Xeerka Wax Ka Bedalka Gudiga Doorashooyinka maamulkaasi (Dhageyso) Waxaa maanta kulankii caadiga ahaa isugu yimid xildhibaanada baarlamaanka maamulka Puntland, kaa oo ajandaha ahaa cod u qaadista xeerka Waxka bedalka Gudiga doorashooyinka ee maamulkaasi. Wasiirada maamulka Puntland ayaa xeerkani…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Dhuxuloow "Waa Inaan Dhalinyarada Si Buuxda u Taageernaa Si Ay Uga Qeybgalaan Siyaasadda Iyo Dimoqraadiyeynta Soomaaliya” (War-saxaafadeed) Abu Dhabi, 09 December 2014 : Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa maanta khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ah ee Warbaahinta oo ka dhacay Abu Dhabi, kaas oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Danjiraha Dalka Britain Ee Soomaaliya Iyo Wafdi Uu Hogaaminayay Oo Maanta Gaaray Magaalada Baydhaba Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay, waxaa maanta gaaray wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Danjiraha dalka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Neil Wigan halkaas oo lagu soo dhaweeyay. Xubnahaan gaaray Baydhaba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadkii Ugu Horeeyay Ee Laga Keenay Xeryaha Qaxootiga Kenya Oo Dhoobleey Lagu Soo Dhaweeyay (Dhageyso) Degmada Dhoobleey ee gobalka Jubada Hoose waxaa soo gaaray dadkii ugu horeeyay ee Qaxooti Soomaaliyeed ah kuwaa oo in ka badan 20 sano ku noolaa Xerayaha Qaxooti ee Dalka Kenya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin:- Wadfi Ka Socda Dowladda oo gaaray Degmada Dhuusa Mareeb Ee Gobalka Gal-gaduud (Sawiro) Degmada Dhuusa Mareeb ee gobalka Gal-gaduud waxaa shalay gaaray wafdi Balaaran oo uu hogaaminaayay oo ka socday dowladda Soomaaliya, waxaana hogaaminayay sii haya xilka wasiir ku xigeenka Arimaha dibadda xukuumada…