Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog Halkani waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka habeenimo ee Radio Goobjoog Goobjoog News 1 daqiiqo
1 daqiiqo Maamulka Gobolka Hiiraan oo Sheegey in ay Dhisayaan Gudi Dabogal ku Sameeya Samofalka (Dhageyso) Maamulka gobolka Hiiraan ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in la dhisayo gudi dabogal ku sameeya hawlaha samofalka gobolkaasi xili ay jiraan cabashooyin badan oo ka imanaya barokacayaasha oo sheegey…
2 daqiiqo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulamo gaar gaar ah la kala yeeshay Wasiirada Arrimaha Dibadda Italy iyo Germany. Rome, November 28,2014 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh oo booqasho ku jooga maalintii labaad Magaalada Rome ee Caasimadda Italy , halkaasi oo uu…
1 daqiiqo Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah, Faraxiya Cabdalla Muumin iyo Kowsar Cabdiraxmaan Cilmi. Halkaanhoose ka dhageyso Barnaamijka. Goobjoog…
2 daqiiqo Maamulada Gal-mudug iyo Ximan iyo Xeeb oo heshiis kala saxiixday (Dhageyso) Maamulada Galmudug iyo Ximin iyo Xeeb ayaa maanta heshiis ka kooban Afar qodob ku kala saxiixday magaalada Gaalkacyo ka dib kulamo ka dhacay magaaladaasi. Wafdi ka socda maamulka Ximin iyo…
1 daqiiqo Wasiirka Beeraha ee dowladda Federaalka oo ka warbixiyay shir uu uga soo qeyb galay dalka Kenya Wasiirka wasaaradda beeraha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Axmed Baafo ayaa ka warbixyay shir uu dhawaan uga soo qeyb galay wadanka Kernya iyo waxyaabihii shirkaasi looga hadlay. Shirkaan ayaa…
1 daqiiqo Barakacayaasha ku sugan degmada Howlwadaag oo maanta si lacag la’aan ah loogu sameeyay adeeg caafimaad (Dhageyso) Maamulka dagmada Holwadaag, iyo Ururka ganacsatada Daawalayda Soomaaliyeed ayaa maanta adeeg caafimaad oo lacag la’aan ah u sameeyay dadka barakacayaasha ah ee ku nool degmadaasi. Axmed Cali Suldaan oo ah…
1 daqiiqo Dhageyso Wareysi Aan La Yeelanay Wariye Yoonis Cali Nuur oo Ka Hadlaya Waayo Aragnimadiisa Warbaahinta Wariyeheena magaalada Hargeysa Cumar Seerbiya ayaa Hargeysa wareysi kula yeeshey Wariye Yuunis Cali Nuur oo muddo dheer kasoo shaqeeyey warbaahinta Soomaalida, sida Radio Muqdishoow, Wakaaladda Wararka SONNA, Laanta Af-ka Soomaaliga…
4 daqiiqo Dood Cilmiyeed ku Saabsan Af-Soomaaliga iyo Isticmaalkiisa Warbaahinta oo Lagu Qabtay Muqdisho (Sawirro) Xeeldheerayaal Af-ka Soomaaliga , warfidiyeeno ka hawlgala warbaahinta iyo cilmi-baarayaal ayaa ka qeybgalay dood aqoon isweeydaarsi ah oo looga hadlayay isticmaalka Af-ka Soomaaliga ee Warbaahinta taasi oo ay si wadajir…
1 daqiiqo Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Maxamuud Cismaan Warsame iyo Ismaaciil Maxamed Samatar. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.…