1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jawaari oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Sweden iyo Ergeyga Xoghayaha Guud ee QM u Qaabilsan Soomaaliya Danjire Niclos Key Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa xafiiskiisa si gooni gooni ah ugu qaabilay Safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya Mikael Lindvall iyo Ergeyga Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Danjire Niclos Key. Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Itoobiyaan ah oo Ku Nool Boosaaso oo Codsi u Jeediyey Maamulka Puntland Dad u dhashay dalka Itoobiya oo ku sugan magaalada Boosaaso ayaa maamulka Puntland ka codsaday in ay dalkoodii ku celiyaan ama ay gurmad lasoo gaaraan. Dadkani oo inta badan ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Gaashaandhiga oo Tabobar usoo Xirey Ciidamo Ku Sugan Teyeegloow Wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya Maxamed Xasan Xaamud ayaa maanta tabobar ciidamo ugu soo xirey degmada Tiyeegloow ee gobolka Bakool, halkaasi oo uu tababarka oga socdey muddo bilo ah. Wasiirka iyo saraakiil…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, Waxaana Idiin tabinaya wariyaasheena kala ah, Hanad Cali Guuleed iyo Farxiyo Cabdalla Muumin. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururada u Dooda Xuquuqda Aadanaha ee Fadhigoodu Yahay Muqdisho Oo Walaac Ka Muujiyay Arimaha Xuquuqda Aadanaha Ee Dalka (Dhageyso) Ururada u dooda Xuquuqda aadanaha ee Fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay aad uga walaacsan yihiin heerka Xuquuqda Aadan Dalka. Munaasabad loogu dabaal degayay maalinta xuquuqda aadanaha oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Caruur Ku Geeriyootay Degmad Buulo Burde Ee Gobalka Hiiraan (Dhageyso) Sedax Caruur ah ayaa cuduro ka dilaacay degmada Buulo Burde ugu geeriyootay, iyadoo ay jiraan dad xanuuno kala duwan qaba oo ku sugan gudaha degmadaasi. Cuduradaan ka dilaacay degmada Buulo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir oo Soo Saarey Qodobo Cusub (Dhageyso) Waxaa maanta kulan yeeshey guddoomiyaha gobolka Banaadir Xasan Xuseen Muungaab iyo guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka ayaa waxaa laga soo saaray qodobo dhawr ah oo ay tahay in durba la hawlgaliyo. Qodobada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaar Ka Mid Ah Curyaamiinta Soomaaliyeed Oo Dibadbax Ka Dhigay Muqdisho (Dhageysi iyo Sawiro) Dibadbax ayaa maanta ka dhacay Wadada Makka Al-mukarrama ee Magaalada Muqdisho, kaa oo ay dhigeyn qaar ka mid ah Curyaamiinta Soomaaliyeed. Waxa ay buuxdhaafiyeen Barxadda Isgoyska Sayidka, iyaga oo xiray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Maxamed Cabdi Xuseen iyo Raaxa Maxamed Maxamuud. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkada Soma Oil and Gas oo Sheegtey in Natiijo Fiican ay Kasoo Baxday Baaristii ay Ka Wadeen Soomaaliya Agaasimaha shirkadda Soma Oil and Gas Bob Sheppard taasi oo qandaraas shidaal baaris iyo uruurinta xogta la xiriirta keydka shidaalka Soomaaliya horey ola gashay ayaa sheegey in natiijo wanaagsan ay…