1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Qaxooti Ku Ahaa Dalka Kenya oo Maanta Loo Soo Qaadayo Degmada Dhoobleey (Dhageyso) Waxaa maanta degmada Dhoobleey ee gobalka Jubada Hoose la filayaa in la keeno dadkii ugu horeeyay oo Soomaali ah, kuwaa oo Qaxooti ku ahaa dalka Kenya. Tiro ahaan dadka maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caafimaad Darro Soo Wajahday Shacabka Ku Dhaqan Degmada Buurdhuubo Ee Gobalka Gedo (Dhageyso) Shacabka ku dhaqan degmada Buurdhuubo ee gobalka Gedo waxaa soo wajahay xaalado caafimaad darri ah, iyadoo maamulka degmadaasi uu qeylo dhaan ka diray. Madaxa Arimaha Bulshada ee degmadaasi Cali Bishaar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Cabdi Xaashi “Madaxweynaha Haka Fiirsado Cidda Uu Ra’iisul Wasaare u Magacaabayo” Dhageyso Siyaasiga Soomaaliyeed Cabdi Xaashi Cabdisalaan ahna gudoomiyaha Xisbiga Wadani ayaa ugu baaqay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud in uu ka fiirsado Ra’iisul wasaaraha cusub ee uu soo magacaabi doono. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Buurhakaba Oo Bilaabay Raadinta Dadkii Ka Dambeeyay Dilka Gudoomiyahii Degmadaasi (Dhageyso) Maamulka degmada Buurhakaba ee gobalka Bakool ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay bilaabeen howlgal balaaran oo ay ku doonayaan inay kusoo qabtaan dadkii ka dambeeyay dilka gudoomiyahii degmadaasi. Maxamed Cali…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Si Kulul Uga Hadlay Khilaafka Inta Badan Soo Kala Dhex Gala Madaxda Soomaalida (Dhageyso) Dr Xasan Cabdi Khaliif oo ka mid ah Siyaasiinta Soomaaliyeed ayaa si kulul waxa uu uga hadlay khilaafka inta badan soo kala dhex gala madaxda Soomaalida, gaar ahaan Madaxweynaha iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysaskii Ka Barakacay Fatahaadii Baardheere Oo Bilaabay Dib u Dayactirka Guryahooda (Dhageyso) Qoysaskii horay uga barakacay Fatahaadii Wabiga Jubba uu ka sameeyay degmada Baardheeree ee gobalka Gedo, islamarkaana dib usoo laabtay ayaa bilaabay Dayactirka Guryahooda. Daadka ayaa bur buriyay qaar ka mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Madoobe Nuunoow Oo Beeniyay In Wada Hadal Ay La Fureen Maamulka Koonfur Galbeed (Dhageyso) Maamulka Madoobe Nuunoow ee sheega in ay maamulaan Lix Gobal oo Koonfur Galbeed ah, ayaa been abuur ku sheegay Wada hadal ay la fureen maamulka Koonfur Galbeed ee uu hogaamiyo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra'iisul wasaare Cabdiweli “Waxaan Ka Codsanayaa Dhammaan Dhinacyadii Uu Saameeyey Muranka Inay Wanaag Iyo Is Cafis Ku Beddalaan Khilaafka” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa soo dhaweeyey go’aankii xildhibaanda Baarlamaanku ay kalsoonida kala noqdeen xukuumadda. Ra’iisul Wasaaraha ayaa tibaaxay inuu doonayo in shacabka Soomaaliyeed la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhageysan kartaa Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Afgooye oo Sheegey In Canshuurta Ay Ku Filantahay Fulinta Adeegyada Asaasiga Ah Maamulka degmada Afgooye ayaa shaaciyey in ay bilaabayaan hawlaha canshuur uruurinta oo muddo hakad ku jirey, wuxuuna maamulka sheegey in canshuurtaasi lagu fulinayo adeegyada danta guud. Guddoomiye ku xigeenka maaliyadda…