1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo Dhameystirtey Maamulka Sh/Dhexe iyo Xubnihii Cusbaa oo Jowhar Gaarey Wafti balaaran oo uu hogaaminayo xoghayaha guud ee wasaaradda arrimaha gudaha dowladda federaalka ayaa gaaray magaalada Jowhar, halkaasi oo xaflad balaaran oo soo dhaweyn ah loogu qabtay. Waftiga dowladda ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wakiilada Puntland oo Cod Galiyey Xeerka Gudiga Doorashooyinka , Isbadalana Ku Sameeyey Maalmahan baarlamaanka Puntland waxaa horyaalay xeerka gudiga doorashooyinka oo ka kooban 24 qodob, kaasi oo ay xukuumadda horey usoo gudbisey. Hawshii doodista ayaa meel gabogabo ah mareysa, iyada oo isbadal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaano Xeer Illaaliyaha Ku Eedeeyey in uu Aflagaadeeyey Wasiirada , Sharciga ku Xadgudbey Gole ay leeyihiin xildhibaanada oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa Xeer Illaaliyaha iyo Hanti Dhawrka ku eedeeyey in ay sharci daro ku dhaqmeen, islamarkaasina warqadii ay shalay soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wareysi : Qeybtii labaad oo Wareysi Aan La Yeelanay Wariye Yoonis Cali Nuur Halkani waxaan idinkugu soo gudbineynaa qeybtii labaad oo wareysi wariyaheena magaalada Hargeysa Cumar Seerbiya uu la yeeshey saxafiga caanka ah Yoonis Cali Nuur oo horey oga soo shaqeeyey warbaahinta Soomaalida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhagayso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Raaxa Maxamed Maxamuud iyo Maxamed Cabdi Xuseen Kuuriya. Halkaan Hoose ka dhageyso…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Kenya oo Lagu Taageerey In Ciidamada Dalkaasi Ay Sii Joogaan Soomaaliya Inta badan barasaabyada degmooyinka dalka Kenya ayaa sheegey in ay taageersanyihiin go’aanka madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ee ah in ciidamada dalkaasi ay sii joogaan Soomaaliya xili ay jiraan baaqyo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Qabtay Tahriibayaal Iyo Dadkii Tahriibinayay (Dhageyso) Ciidamada maamulka Puntland ayaa howlgal ay sameeyeen waxay kusoo qabteen dad la sheegay in ay Tahriibayeen iyo sidoo kale dadkii waday Tahriibayaasha. Wasiirka Amniga Puntland Xasan Cismaan Aloore iyo Taliyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aragtida Dadweynaha “Wasiirada Xildhibaanada Ah Xasaanadda Ha Laga Qaado Si Loola Xisaabtamo” Ra’yi uruurin ay sameysey Goobjoog kadib amarkii Xeer Illaaliyaha Guud uu shalay soo saaray ee wasiirada ka mabnuucayay in golaha wasiirada ay dalka ka safraan xil wareejin la’aan ayaa waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Baladweyne Oo aragtidooda Ka Dhiibtay Kalsooni Kala Laabashada Ra’iisul Wasaare Cabdiweli (Dhageyso) Qaar ka mid ah Shacanka ku dhaqan magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa aragti kala duwan ka bixiyay Kalsoonidii shalay Baarlamaanka uu kala laabtay xukuumada uu Hogaamiyo Ra’iisul wasaare…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Laanta Duulista Hawada Sare oo Ka Hadashay Maalinta Duulista Adduunka (Dhageyso) Iyada oo ay maanta ku beegantahay maalinta adduunka ee duulista ayaa waxaa arrinkaasi ka hadlay laanta Duulista Hawada Sare ee Soomaaliya xili maanta warbaahinta Goobjoog ay booqasho ku tagtey garoonka…