1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Faah faahin dheeraad ah oo ku saabsan diyaarad Milatari oo kusoo dhacday Jubada Hoose Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa diyaarad dagaal oo ku dhacday duleedka magaalada Kismaayo ee gobalka Jubbada Hoose. Diyaaradan waxaa iska leh dowladda Kenya waxaana ay ku dhacday deegaanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhalinyarada ku dhaqan degmada Hobyo oo ka cabanaya Shaqo la’aan (Dhageyso) Dhalinyarada ku dhaqan degmada Hobyo ee gobalka Mudug ayaa ka cabanaya shaqalo la’aan baahsan oo muddo haysay. Magaalada Hobyo ayaa ah magaalo xeebeed, waxaana horay uga faa’ideysan jiray dadka halkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaasha dhaqanka gobalka Hiiraan oo fariin u diray maamulka gobalkaasi (Dhageyso) Odayaasha dhaqanka gobalka Hiiraan ayaa si kulul uga hadlay arimo badan oo ku aadan amniga guud ee gobalkaasi, iyaga oo sheegay in meelo badan oo Baladweyne ka mid ah amnigeeda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo howlgalo ka wada deegaano ka mid ah gobalka Hiiraan (Dhageyso) Ciidamada dowladda Soomaaliya oo garab ka helaaya kuwa AMISOM ayaa maanta waxay howlgal xoogan ka wadaan deegaano badan oo hoostaga degmada Buulo Burde ee Gobalka Hiiraan. Maamulka degmada Buulo Burde…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah, Maxamed Cabdi Xuseen iyo Cismaan Maxamed Samatar. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qof beeraleey ah oo lagu dilay deegaan ka mid ah Shabeelaha Hoose Mid ka mid ah waxgaradka deegaanka ayaa inoo sheegay in baryihii dambe ay deegaanka ka taagnayd cabsida la xariirta dilka xalay dhacay. Wuxuu sheegey in wiilka la dilay uu ahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan C/fataax Nuur Mataan “Ra’iisul wasaarihii hore waxaa lagu eedeeyey waxqabad la’aan, kan wax qabad badni miyaa lagu heystaa?” (Dhageyso) Iyadoo xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ah wadaan mooshinka ka dhan ah xukuumadda Federaalka ayaa xildhibaan C/fitaax Nuur mataan wuxuu sheegay in la xisaabtan la’aan uusan wax mooshin ah imaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Cabdi Barre “Haddii aad Hubtaan in aad haysataan tiro idinku filan, baryada naga dhaafa ee sanduuqa aan ku kala baxno” (Dhageyso) Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf oo ka mid ah xubnaha sida weyn uga soo horjeeda mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa sheegay in been abuur ay faafiyeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan ka digay halis ka dhalata meel marinta mooshinka laga keenay Xukuumada Ra’iisul wasaare Cabdiweli (Dhageyso) Dr. Daahir Mire Jabriil oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Maraykanka ayaa sheegay in mooshinkani haddii uu dhaqan galo oo la rido Ra’isulwasaare Cabdiwali Sheekh Axmed …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News