WAR DEG DEG: Safiirka Turkiga ee Soomaaliya oo gaaray Magaalada Garoowe Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal ayaa sheegaya inuu gaaray halkaasi safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya. Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Olgan Bekar iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin daadihinaya Wariyaasheena kala Farxiya Cabdalla Muumin iyo Maxamed Bishaar Barre. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka oo…
1 daqiiqo Dhageyso: Wararkii ugu dambeeyay shirka maamulka Koonfur Galbeed ee ka socda Baydhaba Waxaa magaalada Baydhaba ka soconaaya shir balaaran oo la doonayo in maamul loogu sameeyo gobalada Koonfur Galbeed ee Sedaxda ah, waxaana shirkaasi ka qeyb galaaya waxgarad laga soo kala xulay…
1 daqiiqo Qoysas Barakac ka ah dagaalada ka socda deegaano ka mid ah Jubada Hoose oo Kismaayo soo gaaray (Dhageyso) Magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose waxaa soo gaaray shacab badan oo kasoo barakacay deegaano ka mid ah gobalka Jubada Hoose, gaar ahaan deegaanada kala ah Buulo Gaduud, Jilib, Jamaame,…
1 daqiiqo Saraakiil ka socotay Qaramada Midoobay oo Garbahaareey ka sheegay wax ka qabashada abaarta Gedo (Dhageyso Wareysi) Saraakiil ka socotay Qaramada Midoobay oo gaaray magaalada Garbahaareey ee gobalka Gedo ayaa balan qaaday wax ka qabashada abaarta ka jirto deegaano ka mid ah gobalka Gedo. Gudoomiyaha gobalka Gedo…
1 daqiiqo Qof rayid ah oo lagu dilay deegaanka Xananbuure ee gobalka Gal-gaduud (Dhageyso) Duleedka deegaanka Xananbuure ee gobalka Gal-gaduud waxaa habeenkii xalay ahaa lagu dilay qof shacab ah oo ka mid ahaa dadka deegaanka. Ninkaan dilka geystay ayaa horay u dilay xaaska ninkii…
1 daqiiqo Maamulka Gobalka Hiiraan oo ku baaqay in gurmad deg deg ah lala gaaro dadkii ka baracay Baladweyne (Dhageyso) Maamulka gobalka Hiiraan ayaa ku baaqay in gurmad lala gaaro dadkii dhawan ka barakacay Fatahaadii Wabiga Shabelle uu ka sameeyay magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan. Xogyaha maamulka gobalka Hiiraan…
1 daqiiqo Xildhibaano rajo ka muujiyay isku keenista dhinaycada ku kala aragti duwan maamulka Koonfur Galbeed (Dhageyso) Xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya kuna sugan magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay, ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay inay isku keenaan dhinacyada aragti ahaan isku haya siyaasadda guud ee…
2 daqiiqo Siyaasi Maxamuud Sayid Aadan oo soo dhaweeyay qoraal dhawaan kasoo baxay xafiiska Ra’iisul wasaaraha (Dhageyso) Siyaasiga Maxamuud Sayid Aadan oo ka mid ahaa xubnihii u ololeenayay maamulka Koonfur Galbeed ee Lixda gobal, sidoo kalena u doorteen Madaxweyne ku xigeen ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo…
1 daqiiqo Cudurka Jadeecada oo ka dilaacay deegaano hoostaga degmada Afgooye (Dhageyso) Cudurka Jadeecada oo ka mid ah Lixda cudur ee dilaaga ah, ayaa lagu soo waramayaa in xilligaan uu ka dilaacay deegaano hoostaga degmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha Hoose, kaa oo…