Dhageyso Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhagaysan kartaa barnaamij wareedka habeenimo ee Goobjoog FM, dhageysi wacan Goobjoog FM 1 daqiiqo
1 daqiiqo Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug oo Dhiirogaliyey Maalgashiga (Sawirro) Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cabdisamad Nuur Guuleed ayaa ganacsatada ugu baaqay in ay maalgashi ku sameeyaan deegaanada Galmudug, isagoo xusey in fursado badan oo laga macaashi karo uu gobolka ka…
1 daqiiqo War Murtiyeed Kasoo Baxay Dowladda Puntland oo Ku Saabsan Khilaafka u Dhaxeeyay Hay’adaha Dastuuriga ee Dowladda Federaalka Warbaahinta Goobjoog ayaa heshay War Murtiyeedka dowladda Puntland uga hadleyso khilaafka hay’adaha dastuuriga ee dowladda. War Murtiyeedkan oo ka kooban todobo qodob halkan ka dhageyso, Kana akhriso …
1 daqiiqo Buri’ Hamza oo ku booriyay Waaxyaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Safaaradaha inay xoojiyaan howlaha qaranka ay u hayaan . [huge_it_slider id=”69″] Mogadishu,November 21,2014 – Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Buri’ Mohamed Hamza ayaa ku booriyay agaasimayaasha waaxyaha Wasaaradda iyo Safiirada Soomaaliya inay dardar geliyaan howlaha…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH:- Majaajiliiste Cabdi Maxamuud Ilkacase oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho Wararka haatan nasoo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in uu dhintay Majaajiliiste Cabdi Maxamuud Ilkacase oo ka mid ahaa Majaajiliistayaasha Soomaaliyeed. Allaha u naxariistee Marxuumka ayaa ku geeriyooday hoygiisa ku yaala…
1 daqiiqo Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah,Kowthar Cabdiraxmaan Cilmi iyo Faadumo Abuukar Cabdi. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka. Goobjoog…
1 daqiiqo Qarax lala eegtay Leerar cad-ceeda ku shaqeeya oo ku yaalay magaalada Gaalkacyo Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi Laba qarax lala eegtay Nalalka ku shaqeeya cad-ceeda, kuwaa oo dhawaan halkaasi lagu muday. Mid ka mid…
2 daqiiqo Gudoomiye Jawaari “Ma yeelayo umana dulqaadanayo buuq, wareer iyo is hortaag shaqada Baarlamaanka” (Dhageyso) Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo maanta saxaafadda kula hadlay garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee Muqdisho ayaa sheegay in mar dambe aan loo dul qaadan doonin buuq iyo…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdigii la socday oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho (Dhageyso) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii la socday ee ku maqnaa magaalada Copenhagen ee dalka Denmark ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho. Wafdiga Madaxweynaha ayaa lagu soo dhaweeyay…
1 daqiiqo Gudoomiye Jawaari oo maanta u amba baxay dalka Jabuuti Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta ka amba baxay magaalada Muqdisho, isaga oo ku wajahan magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti. Gudoomiyaha ayaa inta aanu bixin kahor…