Dib u habayn lagu wado wadooyinka degmada Jowhar ee gobalka Shabeelaha Dhexe (Dhageyso) Dib u habeyn xoogan ayaa haatan lagu wadaa wadooyinka degmada Jowhar ee xarunta gobalka Shabeelaha dhexe, iyadoo qarashka dhismahaan ku baxaaya la sheegay in ay bixinayso dowladda Ingiriiska. Wadooyinka dayactirka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Gudoomiyaha gobalka Gedo oo sheegay in aysan jirin gurmad kaga yimid Puntland Gudoomiyaha gobalka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil ayaa sheegay in aysan jirin wax gurmad ah oo dhanka Puntland usoo direyn shacabka ku dhiban deegaanada abaartu ka jirta ee gobalkaasi. Waxa uu…
1 daqiiqo Maamulka degmada Buur Hakaba oo ka hadlay weerar ka dhacay suuqa xoolaha ee degmadaasi Maamulka degmada Buur Hakaba ee gobalka Baay ayaa faah faahin ka bixiyay weerar rag ay sheegeen inay ka mid yihiin Al-shabaab ku qaadeen suuqa xoolaha ee degmadaasi. Xuseen Maxamed Cali…
2 daqiiqo Shariif Rooboow “Ma sahalana in xilligaan la’isu dhafo ciidamada Jubba iyo kuwa dowladda” (Dhageyso) Shariif Xuseen Rooboow oo ah qabiir dhanka amaanka ah ayaa sheegay in xilligaan aysan sahlaneen in la’isku dhafo ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka KMG ee Jubba, ka dib…
1 daqiiqo Ciidamada Somaliland oo gacanta ku dhigay Idaacad muddo badan si qarsoodi ah uga shaqeynaysay Hargeysa Ciidamada maamulka Somaliland ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay gacanta kusoo dhigeen Idaacad lagu magacaabo Baadigoob, taas oo muddo Shan Bil ah si dhuumasho ah uga shaqeyneysay gudaha magaalada Hargeysa.…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH: Cali Maxamed Yusuf oo Isna Maanta Loo Doortay Madaxweynaha Koofur Galbeed Shir ka dhacay magaalada Baydhabo ayaa maanta Cali Maxamed Yusuf ( Cali Shukur) loogu doortay inuu noqdo Madaxweyne saddexda gobol. Arintan ayaa timid, wax yar kadib markii isla maanta magaalada…
1 daqiiqo Shariif Xassan oo la xaqiijiyey in uu Baydhabo joogo, mana jirto in uu aaday Copenhagen Goobjoog News ayaa xaqiijisey in Shariif Xassan Sheekh Aadan uu ku suganyahay magaalada Baydhabo oo maanta loogu doortey madaxweynaha Koonfur Galbeed. Waxaa jirey warar ay baahiyeen warbaahinta qaar oo sheegayay…
1 daqiiqo Taliska nabadgalayada waddooyinka Muqdisho oo sheegey in ay dhaceen 1412 shil Taliska ciidamada nabadgalyadda waddooyinka Muqdisho ayaa shaaciyey tirakoobka shilalkii dhacay lixdii bilood ee ugu horeysey sanadka. Laga soo bilaabo bishii Janaayo illaa bishii Luuliyo sanadkani, shilalka dhacay cel celis ahaan…
6 daqiiqo Taariikh Nololeedka Shariif Xassan Sheekh Aadan Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa maanta loo doortey madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed, hadaba maxaa laga yaqaanaa taariikh nololeedka Shariif Xassan Sheekh Aadan?. Goobjoog News ayaa baaris iyo dabogal kadib…
4 daqiiqo Sooyaalkii Maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya Maanta waxaa magaalada Baydhabo lagu doortey madaxweyne cusub oo uu yeelanayo maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, waxaana xilkaasi loo doortey Shariif Xassan Sheekh Aadan. Hadaba Maamulka Koonfur Galbeed waxa uu…