2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka gobalka Shabeelaha Hoose oo sheegay in xirfad cusub ay la yimaadeen Maleeshiyaadka Isbaarada dhigta gobalkaasi Maamulka gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in meel gaba gaba ah marayo howlgal dhawaan ay bilaabeen, kaa oo ay kula dagaalamayaan Isbaarooyinka yaala gobalka Shabeelaha Hoose. Ciidamada dhigta Isbaarooyinka ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Munaasabad loogu magac daray habeenka dhaqanka kana qeyb galeen Mas’uuliyiin oo xalay lagu qabtay Muqdisho (Dhageysi iyo Sawiro) Munaasabad loogu magac daray habeenka dhaqanka oo ay ka soo qayb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada madax katirsan maamulka gobolka banaadir iyo xubnaha labada gole ee dowlada qaarkood ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog FM Halkan waxaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamij wareedka Habeenimo ee Radio Goobjoog Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Maraykanka oo Jabuuti uga Digey Weeraro Argagixiso Dowladda Maraykanka ayaa soo saartay qoraal ay kaga digeyso weeraro argagixiso oo lala damacsanyahay dalka Jabuuti, halkaasi oo ay horey uga dhaceen weeraro ismiidaamin ah. Maraykanka waxa uu u digey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Bangiga Westpac ee Dalka Australia oo Dib u Dhigey Xirista Akoonada Xawaaladaha Soomaalida Bangiga weyn ee Westpac ee dalka Australia kaasi oo ahaa kan kaliya ee xawaaladaha Soomaalida akoonada ku lahaayeen si dadka Soomaalida ee halkaasi ku nool ay qoysaskooda iyo qaraabadooda Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nin Dil Qisaas ah Lagu Fuliyey Magaalada Luuq (Dhageyso) Nin lagu eedeeyey in uu dilal ka geystey magaalada Luuq ee gobolka Gedo ayaa maanta meel fagaaro ah lagu fuliyey dil toogasho ah kadib markii sida la sheegey uu isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug oo Ku Dhawaaqay In uu Yahay Musharax Madaxweynenimo Gobolada Dhexe (Dhageyso + Sawirro) Munaasabad maanta ka dhacday magaalada Gaalkacayo, kana soo qeybgaleen qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa waxaa ka hadlay madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cabdisamad Nuur Guuleed, wuxuuna sheegey in uu yahay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Nicholas Kay oo shir Jaraa’id uu Qabtay Kaga Hadlay Khilaafka Dowladda, Niyadda Beesha Caalamka iyo Doorashada 2016-ka Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arimaha Soomaaliya Nicholas Kay ayaa ka jawaabay su’aalaha Saxaafadda xilli uu maanta ka qeyb galay xafladdii TEDx ee magaalada Muqdishu. Nicholas Kay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Lixda Gobol ee Koonfur Galbeed “Hangaraarac Hal Lug Uma Dhutiyo” (Dhageyso) Guddoomiyaha golaha Guurtida Maamulka Koonfur Galbeed ee Lixda Gobol Xassan Shire Maxamuud oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Baydhabo ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hawlaha Baydhabo ka socda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Faadumo Abukar Cabdi iyo Kowthar Cabdiraxmaan Cilmi. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.…