1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warqadii ay Ra'iisul wasaaraha maanta u qoreen qaar ka mid ah wasiiro ku xigeenada iyo Sedax Wasiiro dowlayaal (AKHRISO) Waxaa maanta Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya loo gudbiyay warqad loogu soo jeedinaayo in uu is casilo, taa oo ay gudbiyeen 17 ka mid ah wasiiro ku xigeenada Xukuumada Soomaaliya iyo Seddax…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Wasiiro ku xigeeno iyo wasiiro dowlayaal ka dalbaday Ra’iisul wasaare Cabdiweli inuu is casilo Warar goor dhaw nasoo gaaray ayaa sheegay in 17 wasiir ku xigeen iyo Seddax ka mid ah wasiiro dowlayaasha xukuumkada Soomaaliya ay ka dalbadeen Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, oo ay idiin tabinayaan Wariyaasheena kala ah, Hanad Cali Guulee iyo Maxamed Salaad Cismaan. Halkaan hoose ka dhageyso…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumada Soomaaliya oo soo dhaweysay doorashadii shalay ka dhacday Baydhaba ee maamulka Koonfur Galbeed (Dhageyso) Wasiirka arimaha gudaha xukuumada Soomaaliya Cabdulaahi Goodax Barre ayaa sheegay in ka xukuumada ahaan ay soo dhaweynayaan doorashadii maamulka Koonfur Galbeed ee shalay ka dhacday magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afgooye oo laga bilaabayo howlgal lagu bur burinayo dhismooyinka sharci darada ah (Dhageyso) Maamulka degmada Afgooye ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan degmadaasi ay ka bilaabi doonaan howlgal culus oo la sheegay in gabi ahaan lagu bur burin doono dhismooyinka sharci darada ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u habayn lagu wado wadooyinka degmada Jowhar ee gobalka Shabeelaha Dhexe (Dhageyso) Dib u habeyn xoogan ayaa haatan lagu wadaa wadooyinka degmada Jowhar ee xarunta gobalka Shabeelaha dhexe, iyadoo qarashka dhismahaan ku baxaaya la sheegay in ay bixinayso dowladda Ingiriiska. Wadooyinka dayactirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha gobalka Gedo oo sheegay in aysan jirin gurmad kaga yimid Puntland Gudoomiyaha gobalka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil ayaa sheegay in aysan jirin wax gurmad ah oo dhanka Puntland usoo direyn shacabka ku dhiban deegaanada abaartu ka jirta ee gobalkaasi. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka degmada Buur Hakaba oo ka hadlay weerar ka dhacay suuqa xoolaha ee degmadaasi Maamulka degmada Buur Hakaba ee gobalka Baay ayaa faah faahin ka bixiyay weerar rag ay sheegeen inay ka mid yihiin Al-shabaab ku qaadeen suuqa xoolaha ee degmadaasi. Xuseen Maxamed Cali…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Rooboow “Ma sahalana in xilligaan la’isu dhafo ciidamada Jubba iyo kuwa dowladda” (Dhageyso) Shariif Xuseen Rooboow oo ah qabiir dhanka amaanka ah ayaa sheegay in xilligaan aysan sahlaneen in la’isku dhafo ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka KMG ee Jubba, ka dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Somaliland oo gacanta ku dhigay Idaacad muddo badan si qarsoodi ah uga shaqeynaysay Hargeysa Ciidamada maamulka Somaliland ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay gacanta kusoo dhigeen Idaacad lagu magacaabo Baadigoob, taas oo muddo Shan Bil ah si dhuumasho ah uga shaqeyneysay gudaha magaalada Hargeysa.…