1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka ku dhaqan degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan oo lasoo deristay dhibaatooyin dhanka Nolosha ah (Dhageyso) Shacabka ku dhaqan degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan ayaa lasoo sheegayaa in xilligaan ay lasoo deristay xaalad adag oo dhanka nolosha ah, waxaana lagu baaqayaa in gurmad lala soo gaaro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ximan iyo Xeeb oo dhaliilay wasaaradda Qeyraadka badda ee dowladda Federaalka (Dhageyso) Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa dhaliilay wasaaradda qeyraadka badda iyo Kaluumaysiga xukuumada Soomaaliya, ka dib markii ay sheegeen in qaab qaldan ay wasaaradda u maareysay agab Kaluumeysi oo dhawaan la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamijka Hanka Nolosha ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Hanka Nolosha ee Goobjoog Fm, qeytiisa Sagaalaad, waxaana idiin daadihinaaya Raaxa Maxamed Maxamuud. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhaba oo maanta la filayo in ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay, waxaa maanta la filayaa in ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha maamulka Koonur Galbeed ee Sedaxda gobal, xilli dowladda Soomaaliya ay soo saartay qoraal lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiiro ka dalbaday Ra’iisul wasaare Cabdiweli in uu is casilo Qaar ka mid ah wasiirada xukuumada Soomaaliya ayaa soo saaray qoraal ay ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed uga dalbanaayaan in uu is casilo ka dib markii ay sheegeen in khilaafka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DHAGAYSO : Barnaamijka Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhagaysan kartaan barnaamij wareedkii fiidnimo ee Radio Goobjoog Goobjoog News
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Khudbadihii ay Jeediyeen Musharixiinta Madaxweynenimo ee Koonfur Galbeed Waxaa soo xirmey khudbadihii ay jeediyeen musharixiita madaxweynenimo ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed, iyada oo barito lagu wado in loo codeeyo musharixiinta. Waxaa xilka isu soo taagay shan musharax oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg ah : Hoobiyeyaal Lagu Riday Dhanka Madaxtooyada Wax yar ka hor waxaa la maqlay dhawaqa iyo dayaanka madaafiic nooca hoobiyaha ah kuwaas oo lala beegsanayey dhinaca madaxtooyadda Soomaaliya. Wararka nasoo gaaraya waxa ay sheegayaan in madaafiicda ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka FAAH FAAHIN:- Qarax ka dhacay wadada Makka Al-mukarrama ee Muqdisho (Dhageysi iyo Sawiro) Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax maanta ka dhacay Wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho, kaa oo qasaare sababay. Warar hordhac ah oo ay heshay Goobjoog Fm, waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo soo bandhigtay hanaan maaliyadeed casri ah (Dhageysi iyo Sawiro) Wasaaradda maaliyadda xukuumada Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay hanaan maamul maaliyadeed lagu kalsoonaan karo, taas oo lagu bedalayo nidaamkii hore ee ay wasaraddu isticmaali jirtay. Wasiirka maaliyadda xukuumada Soomaaliya Xuseen…