Maamulka gobalka Hiiraan oo hanjabaad u diray dadka ku howlan beerista waxyaabaha maanka dooriya (Dhageyso) Maamulka gobalka Hiiraan ayaa fariin hanjbaad ah u diray dadka ku howlan beerista waxyaabaha maanka dooriya, xilli shalay ciidamada amniga ay heleen Beer maandooriyaha Xashiiska lagu beeray. Gudoomiyaha gobalka Hiiraan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Shirkadaha Isgaarsiinta ka howlgala Puntland oo digniin kama dambeys ah loo diray (Dhageyso) Maamulka Puntland ayaa digniin kama dambeys ah u diray shirkadaha is gaarsiinta ee ka shaqeeya deegaanada maamulkaasi uu ka arimiyo. Wasiirka Warfaafinta Putland Cabdiweli Xirsi Cabdule (Indho Guran) oo shir-jaraa’id…
1 daqiiqo Muqdisho: Baadi goobka dadkii ka dambeeyay dilka gabdhihii macalimiinta ahaa oo socda (Dhageyso) Maamulka dagmada Dharkeenleey ee Gobolka Banaadir ayaa sheegay inay ku raad joogaan rag hubeysan oo shalay Gabdho Macalimiin ahaa ku dilay dagmadaasi. Gudoomiyaha Maamulka dagmada dharkeenleey ee Gobolkan Banaadir Aadan…
2 daqiiqo War deg deg ah: Nicholas Kay oo ku baaqay in la joojiyo mooshinka ka dhanka ah Ra'iisul wasaaraha Muqdisho, 2 November 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa mujiyay inuu aad uga walaacsanyahay xasaradda siyaasadeed ee ka dhexeysa…
1 daqiiqo Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay Khilaafka Madaxda dowladda (Dhageyso) Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta dib ugu laabtay magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal ka dib safar uu ku tagay wadamo ku yaala qaaradaha Yurub iyo…
1 daqiiqo Meydka Taliyahii ciidanka Booliiska oo Muqdisho lagu aasay iyo Madaxda dowladda oo ka qeybgalay (Sawiro) Waxaa gelinkii dambe ee maanta Magaalada Muqdisho lagu aasay Allaha u naxariistee Taliyahii ciidamada Booliiska Soomaaliya Sareeye Guuto Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil oo Khamiistii aynu kasoo gudubnay magaalada Muqdisho ku…
1 daqiiqo Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, oo qodobo dhawr ah lagu soo qaatay, waxaana ka maqneen xubnihii joogtada ahaa ee dhaqaalaha iyo Cayaaraha. Waxaa…
1 daqiiqo Qarax ciidamada AMISOM lagula eegtay degmada Hilwaa iyo wadooyin badan oo xiran Ciidamada AMISOM ayaa maanta Qarax Miino waxaa lagula eegtay xaafadda Suuqa Xoolaha, degmada Hilwaa ee Magaalada Muqdisho, waxaana ilaa hadda aan la ogeyn Qasaaraha ka dhashay Qaraxaan. Wararka ayaa sheegaya…
1 daqiiqo Meydka Taliyahii ciidanka Booliiska oo dib loogu soo celiyay Muqdisho ka dib baaritaan lagu soo sameeyay Waxaa maanta magaalada Muqdisho dib loogu soo celiyay Meydka Allaha u naxariistee Taliyahii ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil oo Khamiistii lasoo dhaafay ku dhintay Magaalada Muqdisho.…
2 daqiiqo Safiirka dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya oo lacag ugu deeqay dadka ay abaaruhu saameyeen (Sawiro iyo War-saxaafadeed) Safiirka dalka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Danjire Wei-Hongtian ayaa Dawladda Soomaaliya ku wareejisay deeq lacageed oo gaaraysa Labaatan Kun (US$ 20, 000 oo dollar), taas oo loogu talagalay in lagu…