Midowga Afrika oo soo dhoweeyay heshiiska dhex maray dowladda iyo maamulka Puntland Midowga Afrika ayaa si diiran u soo dhoweeyay heshiiskii shalay magaalada Garoowe ay ku kala saxiixdeen dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland. Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Qof ku geeriyooday rasaas ay koox hubeysan ku furtay baabuur marayay meel u dhow Afgooye Inta la xqiijiyay hal qof ayaa ku geeriyooday labo kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii koox hubaysan ay rasaas ku fureen gaari kuwa xamuulka qaada oo marayay meel u…
1 daqiiqo Qoysaska ag degan hareeraha webiga Shabeelle oo qatar ugu jira fatahaada webiga Wax garadka degmada Afgooye ayaa sheegay in xaalad qatar ah ay ku suganyihiin qoysaska ku nool hareeraha webiga Shabeelle ee mara gobolka Shabeellaha hoose. Guddoomiyaha iskaashatada beeralayda gobolka Shabeellaha hoose…
1 daqiiqo Garbahaaray: Maxamuud Sayid Aadan oo ka badbaaday isku day dil Koox hubaysan ayaa weerar xalay ku qaaday hoy magaalada Garbaharay uu ka deganyahay siyaasiga Maxamuud Sayid Aadan oo ka qeyb galaya shirka ka socda magaalada Garbaaharay. Ilaalada siyaasigan iyo kooxda…
1 daqiiqo Xeer ilaaliyaha qaranka: Waa lagama maarmaan in la sameeyo maxkamadda dastuuriga Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya looga baahanyahay in ay dhisto maxkamadda dastuuriga ah si ay u xaliso khilaafaadka soo kala dhex…
1 daqiiqo Maamulka gobolka Banaadir oo eedeyn u jeediyay wasaarada maaliyadda Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in wasaarada maaliyada xukuumadda Federaalka Soomaaliya caqabad ay ku noqotay hawlihii canshuur ururinta ee dowladda hoose. La taliyaha maamulka gobolka Banaadir dhinaca canshuuraha Injineer Axmed…
1 daqiiqo Xildhibaan Gaarane: Dowladdu way ka gaabisay joojinta dagaalka Deefow Xildhiban Cabdinaasir Gaarane oo ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dowladda ku dhaliilay in ay ka gaabisay wax ka qabashada dagaalada ku soo noq noqday deegaanka Deefow. Mudanahan ayaa sheegay…
1 daqiiqo Bujumbura:Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo kulamo la leh madaxda Burundi Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo oo xalay maqribkii gaaray magaalada Bujumbura ayaa halkaas kulamo la leh madaxda dalkaasi. Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa…
1 daqiiqo Madaxwayne Xasan Sheekh oo dhigiisa France kula kulmaya Paris Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho ku jooga magaalada Paris kadib markii uu marti qaad ka helay dhigiisa Faransiiska François Hollande. Labada madaxwayne…
1 daqiiqo Ra’iisul wasaare Cabdiwali oo Caawa Nairobi ku sugan kuna sii jeeda Burundi Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo waftigii la socday ayaa caawa lagu soo dhaweeyay magaalada Nairobi. Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa lagusoo waramayaa in halkaas ay…