Kulankii baarlamaanka Soomaaliya oo Kooram la’aan u baaqday Waxaa maanta baaqday kulan xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay ku yeelan lahaayeen xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho, ka dib kooramkii loogu tala galay in kulanka uu ku furmu dhamaan waayay.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm oo qodobo badan lagu soo qaatay, waxaana idiin daadihinaya Farxiya Cabadalla Muumin iyo Axmed Weli Xuseen/ Halkaan hoose…
1 daqiiqo Dhageyso: Dood kulul oo ku aadan khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Waxaa dhawaan banaanka usoo baxay khilaaf u dhaxeeya madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul wasaare C/weli Sheekh Axmed. Khilaafkaan ayaa banaanka yimid ka dib markii Ra’iisul wasaare C/weli Sheekh…
1 daqiiqo Wararkii ugu dambeeyay Gudoomiya Baarlamaanka Soomaaliya oo Baydhaba kula kulmay siyaasiin iyo Waxgarad (Dhageyso) Gudoomiyaha Baraalmaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo shalay gaaray magaalada Baydhaba ee gobalka Bay waxa uu kulamo gaar gaar ah la qaatay siyaasiin iyo Odayaal ku sugan magaaladaasi. Maanta…
1 daqiiqo Booliis hor leh oo la geyn doono gobalka Shabeelaha Dhexe (Dhageyso) Taliyaha qeybta Booliiska ee maamulka gobalka Shabeelaha Dhexe Korneel Khaliif Cabdulle Carfaaye ayaa sheegay in ay u socdaan ciidamo Booliis ah oo halkaasi dhawaan gaari doona, aqoon isweydaarsi lagu baranaayo…
1 daqiiqo Madoobe Nuunoow Maxamed “Maamulka sedaxda gobal dadka wata waa Kursi doon” (Dhageyso) Madoobe Nuunoow Maxamed oo sheega inuu yahay maamulka Koonfur Galbeed ee Lixda gobal ayaa sheegay in shirka ka socda magaalada Baydhaba ee lagu dhisaayo sedaxda gobal dadka wada ay yihiin…
1 daqiiqo Saraakiisha maamulka KMG ee Jubba oo faah faahin ka bixiyay rag ka mid ah Al-shababa oo ay sheegeen inay gacanta ku hayaan (Dhageyso) Saraakiisha maamulka KMG ee Jubba ee ku sugan deegaanka Kudhaa ee gobalka Jubada Hoose ayaa faah faahin ka bixiyay rag ka mid ah Xarakada Al-shabaab oo ay sheegeen in dhawaan…
1 daqiiqo Maamulka degmada Wanlaweyn oo sheegay in gaba gaba uu marayo howlgalka ka dhanka ah Isbaarooyinka (Dhageyso) Maamulka degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in heer gaba gaba ah uu marayo hawlgalada lagula dagaalamayo kooxaha isbaarada dhigta wadooyinka gala degmadaasi. Gudoomiyaha Degmadaasi Abuukar Cabdullaahi Iiday…
1 daqiiqo Qoysas ku guryo beelay Roob ka da’ay deegaano hoostaga degmada Xudur ee gobalka Bakool (Dhageyso) Roob saacado badan ka da’ay Degaano hoostaga DegmadaXudur ee Gobolka Bakool, ayaa sababay in ay ku guryo beelaan qoysas ku nool Degaanadaasi. Qaar ka mid ah dadkii ku guryo beelay…
1 daqiiqo Soomaalida qaxootiga ku ah IFO oo loo qabtay aqoon kororsi ku aadan ka taxadarista walxaha qarxa Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa Xerada Qaxootiga IFO waxa ay ku soo gaba gabaysay aqoon kororsi ku saabsan sidii dadka Qaxootiga ay uga taxadiri lahayeen waxyaabaha…