Soomaalida qaxootiga ku ah IFO oo loo qabtay aqoon kororsi ku aadan ka taxadarista walxaha qarxa Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa Xerada Qaxootiga IFO waxa ay ku soo gaba gabaysay aqoon kororsi ku saabsan sidii dadka Qaxootiga ay uga taxadiri lahayeen waxyaabaha… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Puntland oo ku baaqday in la xaliyo khilaafka madaxda sare ee dowladda Soomaaliya (Dhageyso) War kasoo baxay maamulka Puntland ayaa loogu baaqay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul wasaare C/weli Sheekh in wada hadal ay ku xaliyaan khilaafka dhexdooda ah. Wasiirka Warfaafinta maamulkaasi…
2 daqiiqo Wasiirka Arimaha dibadda dowladda Federaalka oo shir muhiim ah kaga qeyb galaya Adis Ababa (WAR-SAXAAFADEED) Mogadishu, October 26, 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgeshiga H.E. DR. ABDIRAHMAN DUALEH BEILEH iyo wafdi Wasiiro ah oo uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Magaalada Addis Ababa ee…
1 daqiiqo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in khilaafka Madaxda dowladda lagu xailnayo Dastuurka dalka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in kala aragti duwanaanshaha ee xilligaan soo kala dhex galay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul wasaare C/weli Sheekh lagu…
1 daqiiqo Wasiir Faarax C/qaadir “Dib ugama laabaneyno dar dar gelinta dib u habeynta Garsoorka” Dhageyso Wasiirka Cadaaladda iyo arimaha Dastuurka xukuumada Soomaaliya oo xilkiisa ay isku khilaafsanyihiin madaxda sare ee dalka, gaar ahaan madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul wasaare C/weli, ayaa maanta soo xiray…
1 daqiiqo Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm oo warar iyo wareysiyo idiin kugu hayno, waxaadna sidoo kale ku dhex maqli doontaan Barnaamijkeena xubnihii Cayaaraha iyo…
1 daqiiqo DEG DEG:- Nicolas Kay oo dhex dhexaadinaya Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Wararka haatan Goobjoog Fm ay ka helayso xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa waxay sheegayaan in ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Nicolas Kay uu bilaabay…
1 daqiiqo Xildhibaan Cabdulaahi Xasan oo Muqdisho lagu dhaawacay Koox ku hubeysan Bistoolado ayaa duhurnimadii maanta waxa ay xaafadda Taleex, degmada Hodon ee Magaalada Muqdisho ku dhaawaceen xildhibaan ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaankaan oo magaciisa lagu sheegay Cabdulaahi…
1 daqiiqo Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm oo qodobo dhowr ah kusoo qaadanay. Barnaamijkeena waxaa idiin daadihin doona Faadumo Abukar iyo Farxiya Cabadalla Muumin. Halkaan…
1 daqiiqo Maxkamada ciidamada qalabka sida oo dil toogsho ah ku fulisay laba ruux oo la sheegay inay dileyn Wariye Tima Cadde Maxkamada ciidamada Qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa saaka aroortii waxay dil toogasho ah ku fulisay Laba wiil dhalinyaro ah kuwaa oo la sheegay inay ka dambeeyeen dilka Allaha u…