AMISOM:Ciidamo aan la soo baarin kama imaan doonaan Sierra Leone Wakiilka midowga Afrika ee Somaliya ahna madaxa hawl galka midowga Afrika ee AMISOM danjire Maman S. Sidikou ayaa wuxuu daboolka ka qaaday in ay ka feejigan yihiin in cudurka Ebola… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Xeer ilaaliyaha qaranka oo digniin u diray hay'adaha dowladda Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Axmed Cali Daahir ayaa uga digay hay’adaha kala duwan ee dowladda Federaalka dhaqan gelin la’aanta sharciyada uu baarlamaanku ansixiyo islamarkaana uu saxiixo madaxwayne Xasan Sheekh.…
1 daqiiqo Siyaasiyiin ku sugan gobolka Hiiraan oo ku baaqay joojinta dagaalka Deefow Siyaasiyiin iyo wax garad ku shiray magaalada Beledwayne ayaa ku baaqay in si sharuud la’aan ah loo joojiyo dagaalada ka soo cusboonaaday deegaanka Deefow ee gobolka Hiiraan. Siyaasiyiintan ayaa shirkooda…
1 daqiiqo Muqdisho:Meydka haweeney si xun loo dilay oo saaka laga helay degmada Kaxda Waxaa saaka degmada Kaxda ee gobolka Banaadir lagu arkay meydka qof dumar ah oo u muuqday in ceeji lagu dilay, dad ku sugan degmada Kaxda ayaa u sheegay Goobjoog FM…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh oo beeniyay war dhawaan ay shaaciyeen kooxda la socodka xayiraadda Soomaaliya iyo Eretria (Dhageyso) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxba kama jiraan ku sheegay xog ay baahisay dhawaan Kooxda dabagalka hubka ee dalalka Somaliya iyo Eritrea Monitoring Group, taa oo ku aadan in madaxweynaha…
1 daqiiqo Degmada Cadaado oo laga dareemayo qaban qaabada shirka maamul u sameynta gobalada Mudug iyo Gal-gaduud (Dhageyso) Degmada Cadaado ee gobalka Gal-gaduud waxaa maalmahaan dambe ku qul qulaayay ergo badan oo la doonayo inay ka qeyb galaan shirka maamul u sameynta gobalada Mudug iyo Gal-gaduud. Afhayeenka maamulka…
1 daqiiqo Ciidamada maamulka Jubba iyo kuwa AMISOM oo ku dhaqaaqay deegaano hor leh kana mid ah Jubada Hoose Ciidamada maamulka KMG ee Jubba iyo kuwa AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhaqaaqeyn deegaano cusub oo gobalka Jubada Hoose ka mid ah, halkaasi oo ay ku sugan…
1 daqiiqo Dagaal qasaare sababay oo ka dhacay degmada Buulo burde ee gobalka Hiiraan Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo garab ka helaaya kuwa AMISOM iyo Xarakada Al-shabaab oo dhinac ah ayaa xalay ka dhacay duleedka degmada Buulo burde ee gobalka…
1 daqiiqo Wasaaradda Cadaaladda dowladda Soomaaliya oo wax ka qabanaysa dhibaatada Soomaalida loogu geysto xabsiyada caalamka (Dhageyso) Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Faarax C/qaadir ayaa sheegay in deg deg wax looga qaban doono dhibaatada lagu hayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku jira qaar ka…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh oo dib ugu soo laabtay Muqdisho, kana hadlay safarkii Farance uu ku tagay (War-saxaafadeed) Muqdisho: October, 17, 2014- Madaxweynaha Jamhuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, iyo wafdigii uu hoggaaminaayay ayaa maanta dalka ku soo laabtay, ka dib markii uu booqasho saddex…