Dhageyso Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin daadihin doona wariyayaasheena kala ah Cweli Jaamac iyo Faadumo Abuukar. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka. Goobjoog… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Taliska Booliiska gobalka Banaadir oo faah faahin ka bixiyay qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho (Dhageyso) Taliska ciidamada Booliiska ee gobalka Banaadir ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay qarax gaari lagu xeray oo maanta ka dhacay Nawaaxiga Isgoyska Shaqaalaha, wadada Makka Al-mukarrama ee Magaalada Muqdisho.…
2 daqiiqo Caruur badan oo gobolka Gedo looga talaalay Cudurka Dabeysha (Dhageyso) Saraakiisha iyo Howlwadeenada Qeybta Caafimaadka Hay’adda WHO ee Gobolka Gedo ayaa warbixin ay soo saareyn waxa ay ku sheegeen in Caruur tiradoodu ay gaareyso 120-ku, da’dooduna ay ka yartahay ilaa…
1 daqiiqo Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ansixiyay sharciga Kaluumaysiga dalka Kulan ay maanta xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ku yeesheen xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxay ku meel mariyeen sharciga Kaluumaysiga dalka. Sharcigaan ayaa horay waxaa usoo gudbiyay wasaaradda Kaluumaysiga…
1 daqiiqo DEG DEG:- Qarax qasaare geystay oo goor dhaw ka dhacay Wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho Qarax qasaare geestay ayaa goor dhaw waxa uu ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Shaqaalaha, wadada Makka Al-mukarrama ee Magaalada Muqdisho. Wararka waxay sheegayaan in qaraxaan uu ku xirnaa Gaari yar oo…
1 daqiiqo Ciidamada maamulka KMG ee Jubba iyo kuwa AMISOM oo dagaal ku qabsaday deegaanka Kudhaa ee Jubada Hoose (Dhageyso) Dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka KMG ee Jubba iyo kuwa AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in saaka uu ka dhacay deegaanka Kudhaa ee gobalka Jubada Hoose, waxaana dagaalka uu ahaa…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH:- Dibadbax ka socda xaafadaha magaalada Baladweyne (Dhageyso) Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxay sheegayaan in halkaasi uu ka soconaayo dibadbax lagu taageerayo ciidamada Jabuuti ee ka mid ah AMISOM. Dibadbaxaan ayaa ka dhacay…
1 daqiiqo Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana ku maqli doontaan warar iyo wareysiyo. Barnaamijkeena waxaa daadihinaya Wariyaasheena kala ah Raaxa Maxamed Maxamuud iyo Maxamed…
1 daqiiqo Wejiga Labaad ee Shirka Midnimo oo lagu wado in Garbahaareey uu ka furmo (Dhageyso) Magaalada Garbaharay ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa lagu wadaa in uu ka furmo wajiga labaad ee Shirkii Wajigiisii kowaad dhawaan lagu soo gaba gabeeyay degmadaasi, waxaana shirkaan loogu magacdaray Midnimo.…
1 daqiiqo Maamulka degmada Caabudwaaq oo sheegay in ay ku guuleysteen xalinta xiisado degmadaasi ka taagnaa (Dhageyso) Maamulka Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in ay ku guulaysteen xal ka gaarista xiisado gacan ka hadal ah oo ka tagnaa Degmadaasi. Hadalkan Waxa Goobjoog FM u sheegay…