Nabadoon Xarago “Gurmad aynu ka uruurinay shacabka gobalka Bari ayeeynu Gedo u wadnaa” (Dhageyso) Nabadoon Cabduqaadir Xarago oo ka mid ah Gudi ku hawlan sidii loogu gurman lahaa Qoysaska abaaruhu ay saameyeen ee ku nool Gobolka Gedo, ayaa sheegay in todobaadkan Gurmadkii ugu horeyay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Qeylo dhaan kasoo yeertay maamulka degmada Yeed ee gobalka Bakool (Dhageyso) Maamulka Degmada Yeed ee Gobolka Bakool ayaa xaalada Degmadaasi ku tilmaamay mid go’doon ah, ka dib markii mudo badan halkaasi aysan gaarin wax Gadiid Xamuul ah ama Gargaar kale oo…
1 daqiiqo Kulamo kala duwan loogana arinsanayo doorashooyinka 2015 ee Somaliland oo hargeysa ka socda (Dhageyso) Magaalada Hargaysa ee Maamulka Somaliland waxa ka soconaya kulamo Siyasadeed oo dhamaantooda diirada lagu saarayo doorashooyinka la filayo in ay ka dhacaan halkaasi sanadka 2015-ka. Wadooyinka Magaalada Hargaysa waxa lagu…
1 daqiiqo Khilaafka canshuurta ee u dhaxeeya wasaaradda maaliyadda iyo maamulka gobalka Banaadir oo la dhameynayo (Dhageyso) Gudiga Maaliyada Barlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in la dhamayn doono maalmaha soo aadan khilaafka ku saabsan canshuur qaadista ee u dhaxeeya Wasaarada Maaliyada xukuumada Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Xildhibaan…
1 daqiiqo DEG DEG: Golaha wasiirada xukuumada Soomaaliya oo isku shaandheyn lagu sameeyay (Dhageyso) Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah golahiisa wasiirada, waxaana xilalkooda loo kala wareejiyay wasiiro iyo wasiiro ku xigeeno ka mid…
1 daqiiqo Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm oo aad ku maqli doontaan qodobo dhawr ah. Waxaa idiin soo gudbinaaya wariyaasheena kale ah Maxamed Cabdi iyo…
1 daqiiqo Dhageyso: Warbixin ku saabsan Iskaabulnimada (Faa’ido mise khasaaro) Nolosha Iskaabulnimada ayaa ah mid ay ku nool yihiin dhalinyaro badan , kuwaas oo u arka in taasi aysan wax u dhaama, marka loo eego kuwa reeraha leh. Soomaalida waxa…
1 daqiiqo Nugaal: Ilaalinta deegaanka iyo Duur joogta oo maanta laga hadlay (Dhageyso) Waxaa maanta degmada Eyl ee gobalka Nugaal lagu qabtay kulan balaaran kaa oo looga hadlaayay ilaalinta deegaanka iyo Duur joogta, kaa oo saacado badan socday Kulankaan ayaa waxaa wada qaatay…
3 daqiiqo C/weli Gaas oo iska fogeeyay eedeyn dhawaan uga timid Kooxda la socodka xayiraadda hubka ee Soomaaliya Iyo Eritrea (Dhageyso) Madaxwaynaha Maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa si kulul u beeniyay eedeymo ay u soo jeedisay Kooxda la socodka xayirada hubka ee saran Soomaaliya Iyo Eritrea. Kooxdan ayaa ku…
1 daqiiqo Roob ay ku diirsadeyn dadka iyo duunyada oo ka da’ay deegaano ka tirsan gobalka Gedo Degmada Luuq ee gobalka Gedo iyo deegaano hoostaga degmadaasi ayaa lagu soo waramayaa in ay ka da’een roob ay ku diirsadeyn dadka iyo duunyada halkaasi ku nool. Deeganada roobka uu…