Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Soo Saartay Digniino Ku Aadan Xanuunka EBOLA Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyada oo tixraacaysa war saxaafadeedka kasoo baxay Wasaaradda Cafimaadka ee Jamhuuriyadda Uganda markii ay taariikhdu ahayd 20-ka Bishan September 2022, kaas… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Madaxweyne Putin oo heegan geliyay ciidamada difaaca Ruushka Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin, ayaa sheegay in uu heegan geliyay dhammaan ciidamada difaaca dalka Ruushka. Putin oo shacabka dalkiisa kala hadlay talefishinka qaranka, ayaa sheegay in uu diyaar u…
2 daqiiqo Soomaali loo heysto wax isdabamarin ka dhacday Mareykanka Wasaaradda cadaaladda Mareykanka ayaa warbixin ay soo saartay waxaa lagu sheegay in ay jiraan dad loo heysto eedooyin musumaamuq lacageed, oo tiradooda ayaagaaraysa 48 qof, oo ay ku jirto Soomaali…
4 daqiiqo Isbeddel Keeba Elizabeth Ka Danbeeya.?! Dalka Ingiriiska ayaa waxa ka dhici doona isbeddello badan ka dib markii Charles III uu la wareegay carshigii Boqortooyada Ingiriiska, Isaga oo beddelay hooyadiisi Elizabeth II ee dhawaan dhimatay. Hadaba…
1 daqiiqo Ciidamada dowladda oo howlgallo ka sameeyay deegaanno hoostaga gobalka Hiiraan Ururka 6 aad Guutada 16 aad ee Kumaan dooska Xds ee Danab Guutada 5 aad ee Qeybta 27 aad ee Xds Ururuka 8 aad Guutada 18 Kumaandooska Xds ee gor…
1 daqiiqo Dowladaha Soomaaliya iyo Suciidiga oo Ka Wadahadlay Xiriirka iyo Iskaashiga Laba Dal Wasiirka Arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya , Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa ooku sugan Mareykanka ayaa kulan doceed kula qaatay Xarunta Qaramada Midoobey ee New York…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Shiikh oo Ka Qeybgalay Furitaanka Shirka Qaramada Midoobey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay furitaanka Meertada 77-aad ee Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey oo lagaga arrinsanayo yareynta saboolnimada iyo xasillooni…
1 daqiiqo Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliye Odawaa Yuusuf oo Kurmeeray Ku Maraya Hiiraan Wasiirka gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeeray degaanadi dhowaan ay la wareegeen ciidanka dowladda iyo kwa deegaanka ee…
1 daqiiqo Dowladda Uganda oo ku dhawaaqday inuu dalkeeda ka dillaacay Cudurka Ebola Dowladda Uganda ayaa xaqiijisay ugu yaraan hal kiis oo ah xanuunka Ebola ah laga helay Dalkeeda. Wasaaradda Caafimaadka Uganda ayaa maanta oo Talaado ah shaaca ka qaadday in nin dhintay…
2 daqiiqo Shirka Xoojinta Wadashaqeynta Bulshada Rayidka ah iyo Ganacsatada oo Muqdisho Ka Furmay Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka ah iyo dib u heshiinta xukuumadda federalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa goordhow furay shir la xiriira “Kulanka xoojinta xiriirka wadashaqeynta bulshada rayidka ah bahda…