1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin daadihinaya Wariyaasheena kala ah Axmed Weli Xuseen iyo Maxamed Cabdi Xuseen. Hoos ka dhageyso Barnaamijka. …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon ka qeylo dhaamiyay abaarta ka jirto gobalka Gedo (Dhageyso) Nabadoon Maxamed Mukhtaar Ismaaciil oo ka mid ah odayaasha gobalka Gedo ayaa qeylo dhaan ka diray abaarta ka jirta deegaano ka mid ah gobalka Gedo, waxaana saameyn ay ku yeelatay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalag badan oo ku baaba’ay fatahaad uu sameeyay wabiga Shabelle (Dhageyso) Tuulada Maandheere oo ka mid ah gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa la sheegayaa in uu ku fatahay wabiga Shabelle, waxaana uu saameyn ku yeeshay beeraleey badan. Gudoomiyaha deegaankaasi Aweys Xasan Aadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka degmada Jalalaqsi ee Hiiraan oo ku baaqay in deg deg wax looga qabto xaalado ka jira degmada (Dhageyso) Maamulka degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan ayaa sheegay in xaalado ay ka jiraan degmadaasi, ka dib markii roobabkii da’ay ay jareen wadooyinkii ay soo galayeen degmadaasi. Gudoomiyaha degmada Jalalaqsi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoonka Hargeysa oo laga bilaabay baaritaano ku aadan Ebola (Dhageyso wareysi) Maamulka Garoonka Diyaaradaha Magaalada Hargaysa ayaa sheegay in ay baaritaano dheeraad ah oo dhinaca Caafimaadka ay ku bilaabeen dadka ka soo degaya Garoonka Magaladaasi kuwaas oo ka imaanaya dalalka Galbeedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda oo Al-shabaab kala wareegay deegaano ka mid ah Gal-gaduud (Dhageyso) Maamulka Degaanka Ceel-Garas ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in Ciidamada Dowlada ay la waregeen degaano duleedka Degmadaasi ay kaga sugnayeen Al-shabaab. Gudoomiyaha Degaankaasi oo u waramay Goobjoog Fm ayaa sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Dubai kaga qeybgalay Shirka Burcad badeeda, lana kulmay Wasiiro iyo Mas’uuliyiin (SAWIRO) Dubai, October 30, 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa muujiyay in dalkiisu u baahan yahay taageero caalami ah oo suuragelin kara in fursado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh oo Dubai uga qeyb galaya shir looga hadlayo Burcad badeedka Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa safar ugu amba baxay dalka Imaaraadka Carabta halkaas oo la filayo in uu uga qeyb galo shir looga hadlayo arimaha burcad badeedka. Shirka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana galabta si wadajir ah usoo jeedinayaa Maxamed Bishaar Barre iyo Farxiya Cabdalla Muumin. Halkaan hoose ka dhageeyso…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SOSHENSA "Madaxda dowladda ha xaliyaan khilaafkooda" (Dhageyso) Dalada Ururada Bulshada Rayidka ee SOSHENSA ayaa ugu baaqday Madaxda Dowlada Soomaaliya, in ay ka gudbaan khilaaf ku salaysan dan shaqsiyadeed oo ay fiiriyaan danaha Umadda Soomaaliyeed oo dhibaatooyin badan…