1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daahir Ciiro “Khilaafka madaxda waxaa keenay awoodaha aan kala cadeyn “ (Dhageyso) Xildhibaan hore Daahir C/qaadir Muuse Ciiro ayaa sheegay in sababta ugu weyn ee madaxda sare isku khilaafeen ay tahay awooda madaxda oo aan kala saarneyn. Waxa uu sheegay Ciiro in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ahlu-sunna ee Gedo oo u hanjabay Al-shabaab (Dhageyso) Saraakiisha maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee gobalka Gedo ayaa u hanjabay Xarakada Al-shabaab ee weli ku sugan deegaano ka mid ah gobalkaasi. Afhayeenka Ahlu-sunna ee Gedo Maxamed Isxaaq Al-qaadi oo u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Kaxda "Isbedal iyo horumar ayaa laga dareemayaa degmada" (Dhageyso) Maamulka Degmada Kaxda ee gobalka Banaadir ayaa sheegay in Degmada ay ka soo kabanayso adeegyada Bulshada oo markii hore baahi u qabeen Dadka Degmadaasi ku nool. Gudoomiye ku xigeenka Degmada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaano ku eedeeyay dowladda Federaalka in ay dhibaato ka wado Baydhabo Xildhibaan Aden Maxamed Madoobe ayaa ku eedeeyay dowladda in aanay ka hadlin jir dil loo geystay mas’uuliyiin iyo dhaawac soo gaaray dad dibax bax ka dhigay Magaalada Baydhabo. Aden Modoobe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh: Muxuu maanta ka sheegay shirkii Baydhaba (Dhageyso) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta gaaray magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay ayaa furay shirka dhismaha maamulka K/galbeed ee Lixda gobal. Waxa uu madaxweynaha halkaasi ka jeediyay Khudbad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug oo rag Puntland ah ku eedeysay dilka Ganacsade Aweys Cali Saciid gudoomiya Mudug ee maamulka Galmudug ayaa ku dhaleeceeyay Puntland in rag ka tirsan maamulkaas ay dil ka geysteen dhanka Galmudug. Gudoomiya Mudug oo u waramayey Goobjoog Fm…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Munaasabadda 91 guuradii kasoo wareegtay curashada dalka Turkiga oo Muqdisho lagu qabtay (SAWIRO) Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa maanta lagu qabtay munaasabad balaaran oo lagu maamuusaayay 91 guuradii kasoo wareegtay cusrashada dalka Turkiga, waxaana ka qeyb galay munaasabadaasi madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kunteenar ay ka buuxaan walxaha qarxa iyo dhar ciidan oo lagu qabtay dekada Magaalada Muqdisho (Dhageysi & Sawiro) Dekada weyn ee magaalada Muqdisho, waxaa maanta lagu qabtay Kunteenar weyn oo ay saarnaayeen walxaha Qarxa, Dhar iyo Kabo ciidan oo aad u badan. Kunteenarkaan ayaa keenay Markab la sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda dowladda Soomaaliya oo la kulmay ergeyga midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya (SAWIRO) Wasiiru dowlaha wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Burci Maxamed Xamsa ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa ergeyga gaarka ah ee Ururka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kaga soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm oo qodobo dhawr ah ku maqli doontaan, waxaana Barnaamidka idiin tabin doona Wariyaasheen kala ah C/weli Jaamac iyo…