2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirka lagu dhisayo maamulka Koonfur Galbeed Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta gaaray magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay ayaa furay shirka lagu dhisaayo maamulka loo sameynayo Koonfur Galbeed ee Sedaxda ah. Shirkaan ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Garoowe kula kulmay Agaasimaha Xafiiska EUCAP-NESTOR (SAWIRRO) Madaxweyne ku xigeenka ahna ku simaha Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar (Camey) ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay Agaasimaha Xafiiska EUCAP-NESTOR ee Soomaliya Mr.Pierre Aime Riccio iyo wafdi uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax ka dhacay magaalada Baydhaba ee gobalka Bay Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay oo uu maanta gaaray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa ka dhacay dibadbax xoogan oo ay dhigeen shacab ku sugan magaaladaasi. Dadkaan dibadbaxa dhigaayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG DEG:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Baydhaba Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray goor dhaw magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay isaga iyo xubno la socday. Wafdiga madaxweynaha ayaa si aad ah loogu soo dhaweeyay garoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa barnaami wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin daadihinaya wariyaasheena kala ah Maxamed Salaad Cismaan iyo Farxiya Cabdalla Muumin. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Buubaa “Caalamka waxba kama bedali karaan khilaafka Madaxda dowladda (Dhageyso) Ismaaciil Hurre Buubaa oo xilal ka soo qabtay dowladihii KMG ahaa ayaa sheegay in beesha caalamku aysan awoodin wax ka qabashada ismaandhaafka siyaasadeed ee soo kala dhex galay madaxda Dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Maxamed Iidle Geedi oo sheegay in ay diyaar u yihiin xalinta khilaafka madaxda dowladda (Dhageyso) Xildhibaan maxamed Iidle Geedi oo ah Gudoomiyaha Gudiga Maaliyadda ee Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa isaga oo la hadlay Goobjoog FM waxa uu nasiib darro ku tilmaamay Khilaafka soo kala dhex…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka KMG ee Jubba oo guulo ka sheegtay dagaalo ka dhacay Jubada Hoose Maamulka KMG Jubba ayaa guulo ka sheegtay dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay deegaanno ka mid ah gobalka Jubada Hoose kuwaa oo khasaare uu ka dhashay. Afhayeenka maamulka KMG Jubba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ardayda wax ka barata Iskuulada Gaal-gacyo oo la fasaxay si ay uga qeyb galaan aaska Marxuum Aadan Cali Nuur (Dhageyso) Iskuulada magaalada Gaalkacyo iyo gebi ahaanba deegaanada Galmudug ayaa saaka la fasaxay si ay ardaydu uga qeyb gasho aas loo sameeyo Marxuum Aadan Cali Nuur oo ka mid ahaa Macalimiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ku wajahan magaalada Baydhaba Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la filaayaa in uu gaaro magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay, iyadoo amaanka magaaladaasi aad loo adkeeyay. Dhamaan xaafadaha magaalada Baydhaba ayaa saaka…