1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha maamulka KMG ee Jubba oo faah faahin ka bixiyay rag ka mid ah Al-shababa oo ay sheegeen inay gacanta ku hayaan (Dhageyso) Saraakiisha maamulka KMG ee Jubba ee ku sugan deegaanka Kudhaa ee gobalka Jubada Hoose ayaa faah faahin ka bixiyay rag ka mid ah Xarakada Al-shabaab oo ay sheegeen in dhawaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka degmada Wanlaweyn oo sheegay in gaba gaba uu marayo howlgalka ka dhanka ah Isbaarooyinka (Dhageyso) Maamulka degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in heer gaba gaba ah uu marayo hawlgalada lagula dagaalamayo kooxaha isbaarada dhigta wadooyinka gala degmadaasi. Gudoomiyaha Degmadaasi Abuukar Cabdullaahi Iiday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas ku guryo beelay Roob ka da’ay deegaano hoostaga degmada Xudur ee gobalka Bakool (Dhageyso) Roob saacado badan ka da’ay Degaano hoostaga DegmadaXudur ee Gobolka Bakool, ayaa sababay in ay ku guryo beelaan qoysas ku nool Degaanadaasi. Qaar ka mid ah dadkii ku guryo beelay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida qaxootiga ku ah IFO oo loo qabtay aqoon kororsi ku aadan ka taxadarista walxaha qarxa Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa Xerada Qaxootiga IFO waxa ay ku soo gaba gabaysay aqoon kororsi ku saabsan sidii dadka Qaxootiga ay uga taxadiri lahayeen waxyaabaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo ku baaqday in la xaliyo khilaafka madaxda sare ee dowladda Soomaaliya (Dhageyso) War kasoo baxay maamulka Puntland ayaa loogu baaqay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul wasaare C/weli Sheekh in wada hadal ay ku xaliyaan khilaafka dhexdooda ah. Wasiirka Warfaafinta maamulkaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arimaha dibadda dowladda Federaalka oo shir muhiim ah kaga qeyb galaya Adis Ababa (WAR-SAXAAFADEED) Mogadishu, October 26, 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgeshiga H.E. DR. ABDIRAHMAN DUALEH BEILEH iyo wafdi Wasiiro ah oo uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Magaalada Addis Ababa ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in khilaafka Madaxda dowladda lagu xailnayo Dastuurka dalka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in kala aragti duwanaanshaha ee xilligaan soo kala dhex galay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul wasaare C/weli Sheekh lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Faarax C/qaadir “Dib ugama laabaneyno dar dar gelinta dib u habeynta Garsoorka” Dhageyso Wasiirka Cadaaladda iyo arimaha Dastuurka xukuumada Soomaaliya oo xilkiisa ay isku khilaafsanyihiin madaxda sare ee dalka, gaar ahaan madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul wasaare C/weli, ayaa maanta soo xiray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm oo warar iyo wareysiyo idiin kugu hayno, waxaadna sidoo kale ku dhex maqli doontaan Barnaamijkeena xubnihii Cayaaraha iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG DEG:- Nicolas Kay oo dhex dhexaadinaya Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Wararka haatan Goobjoog Fm ay ka helayso xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa waxay sheegayaan in ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Nicolas Kay uu bilaabay…