1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi la socda oo gaaray Magaalada Baladweyne Waxaa goor dhaw magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan gaaray wafdi uu hogaaminaayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kuwaa oo saaka ka amba baxay magaalada Muqdisho. Madaxweynaha iyo xubnaha la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shirkii Garbahaareey oo maanta lasoo gaba gabeeyay Waxaa maanta degmada Garbahaareey ee xarunta gobalka Gedo lagu soo gaba gabeeyay shir maalmo badan ka soconaayay halkaasi, iyadoo shirka ay ka qeyb galeen Odayaal iyo siyaasiin kasoo jeeda Gedo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab ku dhiban degmada Berdaale iyo nawaaxigeeda (Dhageyso) Degmada Berdaale oo ka tirsan gobalka Bay iyo deegaano kale oo hoosyimaada ayaa laga soo sheegayaa in xilligaan ay ka jirto xaalado bini’aadanimo. Maxamed Isaaq Cara-case oo ah gudoomiyaha degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Socdaalkii Madaxweyne Xasan Sheekh ee uu ku tagay degmada Ceel-buur gobalka Gal-gaduud Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa socdaal ku tagay degmada Ceel-buur ee gobalka Gal-gaduud, isaga oo meel fagaaro ah kula hadlay shacabka ku dhaqan degmadaasi. Waxaa madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Madaxweyne Xasan Sheekh oo hadda gaaray degmada Ceel-buur ee gobalka Gal-gaduud (Dhageyso) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubno la socda ayaa hadda wxay gaareyn degmada Ceel-buur ee gobalka Gal-gaduud. Diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah islamarkaana ay saaraan Madaxweynaha iyo wafdiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baaq loo diray beelihii ku dagaalamay deegaanada Deefoow iyo Kabxanleey ee gobalka Hiiraan (Dhageyso) Ururka la dagaalanka qabyaalada ayaa ku baaqay in la dhameeyo colaada iyo qilaafyada gacan kahadalka dhaliyay ee ka jira deegaanada Deefow iyo Kabxanley ee gobolka Hiiraan. Gudoomiya ururkaas Xildhaabanad hore…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaan barnaamijka kusoo qaadan donnaa Warar iyo Wareysiyo, sidoo kale waxaad ku maqli doontaa xubnihii joogtada ahaa ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG DEG:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Magaalada B/weyne Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa ku waramaaya in halkaasi uu ku wajahan yahay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi la socday. Wariyaasha Goobjoog Fm…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweyne Xasan Sheekh “Dalkaan ma degaayo ilaa inta ay jirto meel aan dowladda ka talin” Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa jeediyay khudbad soconaysay in ka badan 20 daqiiqo, waxaana uu kaga hadlaayay arimo badan oo dalka ka jira. Madaxweynaha ayaa hadalkiisa ku bilaabay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon caan ah oo lagu dhaawacay degmada Afgooye (Dhageyso) Rag hubaysan ayaa xalay waxay degmada Afgooye ee gobalka Shabeelaha Hoose ku dhaawaceen mid kamid ah nabadoonada ugu caansan degmadaasi. Nabadoon Xuseen Jiis oo aad looga yaaqaano degmada Afgooye ayaa…