2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Kulan amniga looga hadlayay oo dhacay & qodobo lasoo saaray Magaalada Muqdisho waxaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay kulan balaaran oo looga hadlaayay amaanka guud ee magaalada Muqdisho, iyadoona qodobo lagu sugaayo amaanka lasoo saaray. Kulankaan ayaa waxaa isugu yimid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Bangiga hormarinta Islaamka oo qalab caafimaad ugu deeqay Isbitaalka Garoowe (Dhageyso & Sawiro) Bankiga Islaamka ayaa qalab caafimaad oo kala duwan soo gaarsiiyay Wasaradda Caafimaadka maamulka Puntland, kuwaas oo loogu tala galay in la gaarsiiyo dhowr isbitaal oo ku yaala deegaanada maamulkaasi ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ban Ki-moon oo dalbaday in la dar dar geliyo ololaha lagula dagaalamo Burcad Badeeda Soomaalida Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Jeffrey Feltman ayaa usoo gudbiyay xubnaha golaha amaanka, warbixin uu soo bandhigay xoghayaha guud ee qaramada midoobay Ban Ki-moon oo uu ku tilmaamayo in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Fowsiya Yuusuf “Hay’ad caalami ah ayaa ii sheegtay in dalka ay kusoo wajahan yihiin ciidamada Sera Leone, Ebola ayaa dalkaas ka jira” (Dhageyso) Wasiirkii hore ee Arimaha dibadda dowladda Soomaaliya ahna mudane ka tirsan baarlamaanka ayaa sheegtay in dalka ay kusoo wajahanyihiin ciidamadii Sera Leone ee dhawaan la sheegay in loo diiday dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ku dhawaad boqol arday oo maanta siminaar Afka Soomaaliga ah uga furmay Akadeemiyadda Warbaahinta Soomaaliyeed Waxaa maanta xaruta Somali Media Academy ee magaalada Muqdisho ka furmay koorso deg deg ah oo lagu baran doono naxwaha afka Soomaaliga iyo Mideynta qoraalka taa oo socon doonta muddo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Jabuuti iyo ciidamada ka jooga Soomaaliya oo raali gelin la siiyay (Dhageyso) Qaar ka mid ah xildhibaanadii hore ee Baarlamaanka dalka, siyaasiin iyo gudoomayihii hore ee gobalka Hiiraan oo kulan isugu yimid ayaa raali gelin ka bixiyay weerar ay dad careysan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari ka mid ah ciidamada dowladda deegaanka Mareerey ku dilay wiil dhalinyaro ah (Dhageyso) Askari la sheegay inuu ka tirsanaa Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa qof rayid ah ku toogtay deegaanka Mareerey ee gobalka Shabeelaha Hoose, ka dib markii askarigaan iyo qofka dhintay uu muran…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinayaa Barnaamij Wareedka Gaabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana aynu kusoo qaadan donnaa wararkii ugu dambeeyay ee dalka. Barnaamijka waxaa Galabta si wadajir ah usoo jeedinaaya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ra’iisul wasaare C/weli oo ka warbixiyay safar uu ku tagay Burundi, kana hadlay cudurka Ebola (Sawiro) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu maqnaa dalka Burundi, ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka, waxana kusoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog FM oo aynu qodobo dhowr ah kusoo qaadanay. Waxaa Barnaamijkeena saaka daadihin doona Maxamed Cabdi iyo Raaxa Maxamed Maxamuud.…