1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo yari soo wajahday Qaxootiga ku nool xeryaha Dhadhaab ee Kenya (Dhageyso) Wararka ka imaanaaya xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya ayaa waxay sheegayaan in halkaasi xilligaan ay ka jirto biyo yari dadka saameyn ku yeelatay. Qaar ka mid ah Soomaalida halkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Salmaan Axmed “Howlgalada Jubooyinka ma joogsan doonaan ilaa Al-shabaab aan ka saarno” (Dhageyso) Saraakiisha Maamulka KMG Jubba ayaa sheegay in marnaba aysan hakin doonin hawlgalada ay ka wadaan Degaanada Gobolada Jubooyinka, kaas oo ay tilmaameen In ammaanka lagu sugayo. Salmaan Axmed Bashiir oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsiga qeyb ka mid ah suuqa degmada Baardheere oo hakad ku jira (Dhageyso) Waxaa maalintii Labaad hakad ku jira ganacsiga qeyb ka mid ah suuqa degmada Baardheere ee gobalka Gedo, ka dib markii suuqaasi uu ka kacay dab baabi’iyay goobo ganacsi oo aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wejiga Labaad ee shirka dhismaha maamulka K/galbeed oo laguda galay (Dhageyso) Xubnaha ka qayb galaya shirka Maamul u samaynta Gobolada Sh.Hoose Baay Iyo Bakool ayaa sheegay in la guda galay qaybta labaad ee Shirkaasi. Malaaq Cali Cabdiraxmaan Shiino oo ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka gobalka Sh/hoose oo baadi goob ugu jira dadkii Baraawe ku dilay Oday dhaqameed caan ahaa (Dhageyso) Gudoomiyaha gobalka Shabeelaha hoose C/qaadir Maxamed Nuur (Siidii) ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalo ay ciidamada dowladda Soomaaliya ka wadaan deegaano hoostaga degmada Baraawe ee gobalkaasi. Siidii ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamuud Cawaale “Reer Mudug Heshiiska Garoowe Marna raali kama ahan” (Dhageyso) Maxamuud Cawaale oo ah guddoomiyaha Hobyo ee maamulka Gal-mudug ayaa sheegay in reer Mudug aysan marnaba aqbali doonin heshiiskii xukuumadda dhexe iyo maamulka Puntland ku gaareyn magaalada Garoowe ee xarunta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudiga maaliyadda Baarlamaanka oo ka shiray miisaaniyadda dowladda ee 2015 (Dhageyso) Gudiga maaliyadda Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan xasaasi ah ka yeeshay miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2015. Gudoomiyaha Gudigaasi Xildhibaan Maxamed Idile Geedi ayaa u sheegay Goobjoog Fm in kulankooda uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwayne Xasan oo xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka cusub ee midowga Afrika u magacawday Soomaaliya Madaxwaynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya danjire Maman Sidikou. Mudane Xasan Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Afrika oo baaraya kufsiga lagu eedeeyay ciidamada AMISOM Madaxa guddiga midowga Afrika Dr Dlamini-Zuma ayaa sheegtay in la sameynayo koox baarta xad gudgub hay’adda Human Rights Watch ay sheegtay in lagu sameeyay dumar Soomaali ah kaas oo lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir nabadeed oo maanta ka furmay degmada Balanballe (Dhageyso) Shir lagu xalinayo aanooyinka qabiil ee ku soo kordhay deegaanada waqoooyi ee gobolka Galgaduud ayaa maanta ka furmay degmada Balanballe. Guddoomiyaha Balanballe Hareeri Xasan Barre ayaa sheegay in caqabada haysata…