1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka degmada Kaxda oo faahfaahin ka bixiyay haweeney lagu dilay degmada (Dhageyso) Maamulka degmada Kaxda ayaa faahfaahin ka bixiyay haweeney la sheegay in uu dilay saygeeda oo ku nooleyd degmadaasi. Guddoomiyaha degmada Kaxda Cabdi Kaamil oo la hadlay Goobjoog FM ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug oo mar kale dalbaday in la mideeyo Galgaduud iyo Mudug (Dhageyso) Maamulka Galmudug ayaa mar kale ku celiyay in laga shaqeeyo mideynta gobolada Mudug iyo Galgaduud intii laga shaqeyn lahaa kala goyntooda. Maxamuud Cawaale oo ah guddoomiyaha degmada Hobyo ayaa sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM:Ciidamo aan la soo baarin kama imaan doonaan Sierra Leone Wakiilka midowga Afrika ee Somaliya ahna madaxa hawl galka midowga Afrika ee AMISOM danjire Maman S. Sidikou ayaa wuxuu daboolka ka qaaday in ay ka feejigan yihiin in cudurka Ebola…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer ilaaliyaha qaranka oo digniin u diray hay'adaha dowladda Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Axmed Cali Daahir ayaa uga digay hay’adaha kala duwan ee dowladda Federaalka dhaqan gelin la’aanta sharciyada uu baarlamaanku ansixiyo islamarkaana uu saxiixo madaxwayne Xasan Sheekh.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasiyiin ku sugan gobolka Hiiraan oo ku baaqay joojinta dagaalka Deefow Siyaasiyiin iyo wax garad ku shiray magaalada Beledwayne ayaa ku baaqay in si sharuud la’aan ah loo joojiyo dagaalada ka soo cusboonaaday deegaanka Deefow ee gobolka Hiiraan. Siyaasiyiintan ayaa shirkooda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho:Meydka haweeney si xun loo dilay oo saaka laga helay degmada Kaxda Waxaa saaka degmada Kaxda ee gobolka Banaadir lagu arkay meydka qof dumar ah oo u muuqday in ceeji lagu dilay, dad ku sugan degmada Kaxda ayaa u sheegay Goobjoog FM…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo beeniyay war dhawaan ay shaaciyeen kooxda la socodka xayiraadda Soomaaliya iyo Eretria (Dhageyso) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxba kama jiraan ku sheegay xog ay baahisay dhawaan Kooxda dabagalka hubka ee dalalka Somaliya iyo Eritrea Monitoring Group, taa oo ku aadan in madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degmada Cadaado oo laga dareemayo qaban qaabada shirka maamul u sameynta gobalada Mudug iyo Gal-gaduud (Dhageyso) Degmada Cadaado ee gobalka Gal-gaduud waxaa maalmahaan dambe ku qul qulaayay ergo badan oo la doonayo inay ka qeyb galaan shirka maamul u sameynta gobalada Mudug iyo Gal-gaduud. Afhayeenka maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada maamulka Jubba iyo kuwa AMISOM oo ku dhaqaaqay deegaano hor leh kana mid ah Jubada Hoose Ciidamada maamulka KMG ee Jubba iyo kuwa AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhaqaaqeyn deegaano cusub oo gobalka Jubada Hoose ka mid ah, halkaasi oo ay ku sugan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal qasaare sababay oo ka dhacay degmada Buulo burde ee gobalka Hiiraan Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo garab ka helaaya kuwa AMISOM iyo Xarakada Al-shabaab oo dhinac ah ayaa xalay ka dhacay duleedka degmada Buulo burde ee gobalka…