2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Soomaaliya oo Malaayiin Dollar Uga Qeyb Qaadanayso Gurmadka Turkiga Tan iyo markii bilowgii bishaan uu dhacay dhulgariirkii xooggaanaa ee ku dhuftay dalalka Turkiga iyo Suuriya ayaa waxaa si dabajoog ah u soo baxayay gurmadka ay arrintaan ka sameynayaan wadamada…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dr. Xasan Shiikh oo Gaaray Dalka Itoobiya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, halkaas oo uu kaga qayb galayo meertada 36-aad ee Shirweynaha Ururka Midowga Afrika,…
5 daqiiqo Sheeko:War Gorfaynta Sheekada Boojin ee Sakariye Cismaan – Daraama Cajiib ah Waxaa dhowaan gacantayda soo galay Boojin oo ah noofal (novel) aan weli la soo bandhigin xilligan aan sadarradan qorayo. Boojin waa sheeko-faneed. Waa buug qaro weyn oo xagga xajmiga aan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Agaasimaha hay’adda Maaraynta Musiibooyinka oo kulan la qaatay Wasiirada wasaaradaha gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Dowlada Gobaleedyada iyo Gobalka Banaadir. Madaxda Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo ugu horeeyo Gudoomiyaha hayadda Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo Gudoomiye ku xigeenka Mudane Dr Axmed Cabdi Aadan ayaa kulan la qaatay Wasiirada wasaaradaha gargaarka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya oo sheegtay in ay furayso xadka ay la wadaagto Soomaaliya Kenya ayaa shaacisay in ay u fureyso xadkeeda ay la wadaagto Soomaaliya ee dhaca Magaaloyinka Mandheera iyo Baladxaawo kadib mudda dheer oo uu xirnaa. Go’aankaan ayaa waxaa ku dhawaaqay wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso War-murtiyeedka Shirka Dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed Waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed lagu soo gabagabeyay shirka dib u heshiisiinta Koonfurgalbeed. Shirkaan oo magaalada Baydhabo uu ka daahfuray madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynihii hore Pakistan oo geeriyooday General Pervez Musharaf oo ah madaxweynihii hore ee Pakistan ayaa lagu soo waramayaa in uu ku geeriyooday isbitaal ku yaalla Dubai. Musharaf ayaa jiray da’da 79, waxaana uu Pakistan taladeeda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka oo Buufin Basaas uu ku sheegay soo riday Maraykanka ayaa sheegay in uu soo riday buufin looga shakisan yahay in ay leedahay dowladda Shiinaaha, taas oo lagu tilmaamay mid basaas ah. Diyaaradaha dagaalka Maraykanka ayaa gobalka South Carolina…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waaxda dad dhigista gobalka Banaadir oo sheegtay in ay kordhisay xarumaheeda Waaxda dad dhigista maamulka gobalka Banaadir ayaa shaacisay in degmooyinka galbeed ee gobalka banaadir ay warqadaha dhalashada iyo sugnaanta ay ka qaadan doonaan xarunta degmada Wadajir. Qoraal ka soo baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ukraine oo Midawga Yurub kala shireysa sidii ay ugu biiri lahayd Madaxweynaha Ukraine ayaa lagu wadaa in kulan la qaato hoggaanka sare ee midawga yurub, si ay Ukraine ugu biirto midawga yurub. Kyiv ayaa isku diyaarineyso martigelinta kulan weyn oo ay…