1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka deegaanka Busaar oo laga soo sheegayo xaalad bani-adanimo Wararka ka imanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in Xaalado dhanka nolasha ah ay taagan yihiin deegaanno hoos yimaada goblkaasi. Deegaanka Buusaar oo kamid ah gobalka Gedo ayaa lagu soo warramayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Diiriye oo rajo wanaagsan ka muujiyey maamulu dhisidda Gobolladda dhexe Nabadoon Axmed Diiriye Cali ayaa sheegay in ay jaro wanaagsanm ka qabaan in lagu guuleysto dhowaan dhismaha maamulka gobalada dhexe. Wuxuu sheegay in qaban-qaabada shirka maamul u sameynta gobalda Mudug…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir weynihii ka socday Baydhabo oo maanta la soo gabagabeynayo Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Baydhabo lagu soo gabagebeeyo shir weynihii siyaasadeed ee dhowaanahan ka soconayay halkaasi. Shirkan waxaa magaalada Baydhabo ka soo furay ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo gaaray tuulooyin hoos yimaada Galgaduud Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa la wareegay deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud kadib markii ay sheegeen in ay ka baxeen xarakada Al-Shabaab. Kornel Maxamed Kaariye Caraale oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay'ad laga leeyahay Poland oo maamulka gobolka Banaadir ka taageereysa ammaanka Guddoomiyha gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta la kulmay xubno matalaya hay’ad fadhigeedu yahay dalka Poland oo taageero dhinaca amniga ah u ballan qaaday dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha dowladda ee gobolka Sh/dhexe oo faahfaahiyay halka ay ku sii jeedaan (Dhageyso) Saraakiisha hogaamineysa dagaalka ka socda gobolka Shabeellaha dhexe ayaa shaaciyay natiijada dagaalkaasi iyo deegaanada ay ku sii jeedaan. Taliyaha ciidamada dowladda qaybta 12-aad ee April Jeneral Maxamed Maxamuud Qaafow ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada AMISOM iyo kuwa maamulka KMG Jubba oo ku wajahan Jilib Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidamada maamulka ku-meel gaarka ee Jubba iyo kuwa AMISOM ay u diyaar garoobeen sidii ay u gaari lahaayeen goobaha xarakada Al-shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlusunna Waljamaaca oo isku khilaafsan maamul u sameynta gobolada dhexe (Dhageyso) Guddiga farsamada ee maamul u sameynta gobollada dhexe ee dalka ayaa sheegay in ay maamulka Ahlusunna Waljamaaca kala hadlayaan khilaafka soo kala dhex galay ee ku aadan dhismaha maamulka lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax khasaare sababay oo ka dhacay duleedka Jowhar Wararka naga soo gaaraya degmada Jowhar ayaa sheegaya in qarax xoogan uu xalay ka dhacay gudaha degmadaas. Qaraxa ayaa ka dhacay bar koontorool oo ku beegan duleedka waqooyi ee magaaladaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad lagu qabtay howl gallo ciidamada dowladda ay ka sameeyeen degmada Cadale Maamulka degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa faahfaahin ka bixiyay howl gal dad lagu soo qabtay oo ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa midowga Afrika ka sameeyeen degmadaasi. Guddoomiyaha…