1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamada ciidamada qalabka sida oo digniin culus u dirtay askarta dowladda (Dhageyso) Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in la dili doono askarigii la soo qabtaa isaga oo dadka shacabka ah dhibaato u geysanaya. Guddoomiyaha maxkamada darajada koowaad…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowlada Turkiga oo deeq gargaar ah soo gaarsiisay Muqdisho Dowlada Turkiga oo ka jawaabeysa baaq dowladda federaalka Soomaaliya ee ku aadan in loo gurmado dadka ay saameysay abaarta ka taagan dalka ayaa durba waxa ay dalka soo gaarsiisay raashin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad ku geeriyooday qarax miino oo ka dhacay degmada Belad Xaawo Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helaayaa qarax miino oo fiidnimadii xalay ka dhacay maqaaxi ku taalla degmada Belad Xaawo. Inta la xaqiijiyay saddex qof ayaa ku geeriyootay qaraxaasi waxaana…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra'isul wasaaraha oo guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka uga jawaabay su'aalo la xiriira dekedda Muqdisho Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Ra’isulwasaarha iyo xubno ka tirsan golaha Wasiirrada weeydiiyey su’aallo la xiriira wareejinta shirka Al-Beyrak ee dalka Turkiga lagu wareejiyey dekedda caalamiga ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwayne Xasan: Caalamku wuu nagu amaanay la dagaalanka Al-shabaab (Dhageyso) Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyay shir uu kaga soo qeyb galay dalka Maraykanka. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergo isugu jirta xildhibaano iyo wax garad oo maanta gaaray Garbahaarey (Dhageyso) Wafdi ballaaran ayaa maanta gaaray magaalada Garbahaarey si ay halkaas uga qeyb galaan shir halkaasi ka dhacaya. Waxaa wafdigan hogaaminayay Xildhibaan Cabdinaasir Maxamed “Gar-jeex” iyo xubno kale oo isugu jira…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdi Qeybdiid: Waan ka qaadnay xayiraada garoonka diyaaradaha Gaalkacyo (Dhageyso) Madaxwaynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa sheegay in ay xayiraada ka qaadeen garoonka diyaaradaha magaalada Gaalkacyo oo maalmihii u dambeeyay xirnaa. Waxa uu xusay in Galmudug ay diyaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madoobe Nuunow: maamulka saddexda gobol caqabad ayuu nagu yahay (Dhageyso) Madoobe Nuunow oo sheegtay in uu madaxwayne u yahay maamulka koonfur galbeed ee lixda gobol ayaa shaaciyay in masuuliyiinta maamulka koofur galbeed ee saddexda gobol ay doonayaan baabi’inta maamulkaasi. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Puntland ku eedeeyay carqaladeynta shirka Cadaado (Dhageyso) Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqay in xiisadaha ka jira magaalada Gaalkacyo aysan saameyn shirka ka furmaya degmada Cadaado. Xildibaan Maxamad Xuseen Nuur oo ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka gobolka Sh/hoose oo codsaday in gurmad lala gaaro dadka tabaaleysan (Dhageyso) Maamulka gobolka Shabeellaha hoose ayaa ka dalbaday dowladda Federaalka Soomaaliya in gurmad lala gaaro dadka ku dhibaateysan gobolkaasi. Guddoomiye ku xigeenka dhanka arimaha bulshada ee maamulka gobolka Cumar Cabdi Carabey…