1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Diiriye oo ka digay Colaad dib uga soo Cusboonaata Gobolka Mudug Golaha dhaqanka iyo midnimada beelaha hawiye ayaa ka digay Colaad uu dhiig ku daato oo dib uga soo Cusboonaata Gobolka Mudug. Afhayeenka Golaha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye Axmeed Diiriye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergooyinkii ka qeyb geli lahaa shirka maamul u sameynta gobollada dhexe oo Cadaado gaaray Ayadoo weli ay socoto qaban-qaabada shirka maamul u sameynta gobollada dhexe ayaa Inta badan ergooyinkii ka qeyb geli lahaa shirka waxaa ay gaareen Dagmada cadaado ee xarunta maamulka Ximan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwaynaha Galmudug Cabdi Qeydiid oo gaaray Cadaado Cabdi Qeybdiib iyo waftigiisa ayaa soo gaaray magaalada Cadaado si ay uga qeyb galaan shirka Mideynta iyo Maamul u sameynta gobolada dhexe ee ka furmaya halkaas. Careys Maxamed Xaaji Afhayeenka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha wasiirada Soomaaliya oo guddi u saaray cabashada muruqmaalka dekeda Muqdisho Golaha wasiirrada xukuumadda Federaalka Soomaaliya shirkooda waxaa manta guddoominayey ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyada oo kulanka lagu amba qaaday ka doodista hindise sharciyeedyo golaha hor…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Soomaaliya oo ku dhawaaqday qorshe lagula dagaalamayo musuqa Wasiirka warfaafinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa maanta ku dhawaaqay barnaamijka Wacyi gelinta la dagaalanka musuqmaasuqa Soomaaliya. Wasiirka ayaa ugu horreyntii yiri “Musuqmaasuqa waa noocyo badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga abaaraha Ceel-Waaq oo qeylo dhaan hor leh soo saaray Guddoomiyaha guddiga gurmadka abaaraha degmada Ceel-Waaq Faarax Macalin Bishaar ayaa baaq qeylo dhaan ah u diray hay’adaha sama falka iyo dowladda Federaalka Soomaaliya. Faarax Macalin oo la hadlay Goobjoog FM…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka degmada Wadajir oo faahfaahiyay khasaaraha ka dhashay dab ka kacay degmadaas Maamulka degmada Wadajir ayaa sheegay in ay ku guuleysteen daminta dab saaka ka kacay guri ku yaalla xaafada korontada ee degmadaasi. Guddoomiyaha degmadaasi Axmed Cabdulle Afrax ayaa sheegay in dabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaar ka tirsan bulshada oo sheegay in shirarka ka socda gudaha dalka ay ku lug leeyihiin dalal shisheeye Qaar ka mid ah dad waynaha Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Muqdisho ayaa sheegay in shirarka ka socda magaalooyin ka tirsan dalka ee looga hadlayo maamul u samaynta ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan sheegay in xilligan aysan habooneyn dacwada la xiriirta badda Soomaaliya (Dhageyso) Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhawaajiyay in xilligan aysan ku haboonayn dowladda Federaalka Soomaaliya in ay gudbiso dacwada la xiriirta badda ee u dhaxeysa dalalka Soomaaliya iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho:Dab ka kacay xaafada Korontada ee degmada Wadajir Wararka naga soo gaaraya xaafada Korontada ee degmada Wadajir ayaa sheegaya in dab khasaare sababay uu ka kacay guryo ku yaalla gudaha xaafadaas. Dabkan ayaa la sheegay in uu ka…