1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Shil khasaare sababay oo saaka ka dhacay degmada Wadajir Wararka naga soo gaaraya degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka uu halkaas ka dhacay shil gaari oo sababay dhaawaca afar ka mid ahaa rakaabkii saarnaa baabuurtaas. Shilkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururka Ahlu sunna ee gobolada koofureed oo ka qeyb galaya shirka Garbahaarey Dhinacyadii saluugsanaa wajiga labaad ee shirka dib u heshiisiinta dadka dega Jubbooyinka iyo Gedo ee ka furmay Kismaayo ayaa ku sii qul-qulaya degmada Garbahaarey oo la qorsheynayo in uu ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Kama aanan hor istaagin Cabdi Qeybdiid in uu ka soo dego garoonka Gaalkacyo Maamulka Puntland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in ay garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacyo ka hor istaageen diyaarad uu saarnaa madaxwaynaha maamulka Galmdug Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid).…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergo ka tirsan garabka Barre Hiiraale oo gaaray Garbahaarey (Dhageyso) Ergo ka mid ah siyaasiyiintii uu hor kacayay hogaamiye kooxeed hore ahaana wasiirkii hore ee gaashaandhiga Soomaaliya Barre Aadan Shire (Hiiraale) ayaa shalay gelinkii dambe ka degay degmada Garbahaarey si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra'iisal wasaare Cabdiweli oo saaka dib ugu soo laabtay Muqdisho Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho. Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wafdigiisa oo safar shaqo kaga yimid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda guddoomiyaha maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida Guddoomiyaha maxkamadda sare ee ciidammada qalabka sida ee Soomaaliya gaashaanle sare Liibaan Cali Yarow ayaa mudooyinkii la soo dhaafay ahaa guddoomiyaha maxkamadda darajada 1-aad ee ciidammada qalabka sida. Guddoomiye Liibaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwayne Xasan oo magacaabay guddoomiyaha maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay guddoomiyaha maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida iyo guddoomiyaha maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida kadib markii uu dalacsiiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug oo Puntland ku dacweysay Dowladda Soomaaliya, UNSOM, IGAD, Midowga Yurub iyo AMISOM: Halkan ka akhri Warqad cabasho ah oo kasoo baxday xafiiska Madaxtooyada Galmudug, oo uu ku saxiixan yahay Madaxweyne Cabdi Xasan Cawaale, kuna socoto Dowladda Federaal-ka, UNSOM, IGAD, Midowga Yurub, AU iyo Ciidama Nabad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga farsamada ee shirka lagu qabanayo Garbahaarey oo maanta kulmay Guddiga farsamada shirka dhowaan lagu qabanayo magaalada Garbahaarey ayaa sheegay in maanta magaaladaasi kulamo ay ku yeesheen xubno ka socda ergada lagu marti qaaday shirkaasi. Faarax Coon Gaab oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi ka socda qaramada midoobey oo maanta gaaray degmada Buulo-burte Wafdi ka socda qaramada midoobey ayaa maanta booqasho ku tagay degmada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan. Saraakiisha tagtay Buulo-burte ayaa ka socday hay’adda UNSOM waxaana hogaaminayay sarkaal lagu magacaabo Philip iyaga…