Maamulka Galmudug oo ku daba jira ruux haweeney ku dilay Gaalkacyo Maamulka gobolka Mudug ee dhanka Galmudug ayaa sheegay in ay baaritaan adag ku hayaan rag hubeysan oo haweeney ku dilay bartamaha magaalada Gaalkacyo. Guddoomiyaha maamulka gobolka Mudug Aweys Cali Siciid… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Xukuumadda Soomaaliya oo ka digtay weeraro kaga yimaada Al-shabaab Wasiirka wasaaradda amniga xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka digay weeraro ay xarumaha dowladda ku qaadaan xarakada Al-Shabaab Khaliif Axmed Ereg oo ka hadlay howl galka bad weynta Hindiya ee dowladdu…
1 daqiiqo Gaashaandhiga Maraykanka oo faahfaahin ka bixiyay geerida hogaamiyihii Al-shabaab War ka soo baxay wasaaradda difaaca ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in hogaamiyihii Al-shabaab uu ku dhintay weerarkii ay dayuurad nooca aan duuliyaha lahayn (Drone) uu Maraykanku leeyahay ay la…
1 daqiiqo Baydhabo: Prof. Jawari oo si wadajir ah ula Kulmay Xildhibaanno iyo Odayaasha dhaqanka Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta magaalada Baydhabo si wadajir ah kulan ugula qaatay Xildhibaanno si kala gaar gaar ah usoo gaaray magaalada…
2 daqiiqo Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay geerida hogaamiyihii Al-shabab Ka dib iskaashi buuxa oo dhex maray Dowladda Soomaaliya iyo Dowladda Mareykanka, toddobaadkan gudihiisa waxay ciidammada Mareykanku weerar ku qaadeen kolonyo baabuur ah oo uu la socday Hoggaamiyaha kooxda arga-gixisada…
1 daqiiqo Mareykanka oo xaqiijiyey dilka hogaamiyaha Al-Shabaab Axmed Godane. Dowladda Mareykanka xafiiska Waaxda Arimaha Difaaca ayaa xaqiijisay maanta dilka Hogaamiha Al-Shabaab Axmed Godane, kadib duqeyntii isniinta loo geystay gaadiid ay la socdeen Hogaamiyaha Al-shaabaab Axmed Godane iyo rag kale.…
2 daqiiqo Dibadbax lagu taageerayay howlgalka badweynta Hindiya oo Muqdisho ka dhacay Banaanbax ay ka qeybgaleen kumanaan dadweyne ah laguna taageerayay Howl-galka Badweynta Hindiya ayaa Maanta ka dhacay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee degmada Hiliwaa kaas uu soo qaban Qaabiyey maamulka Gobolka…
1 daqiiqo Gabar afduub ay u heysteen Al-Shabaab oo la soo furtay Wararka ka imanaya degmada Ceel Buur ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ay ku soo furteen mid ka mid ah labo gabdhood oo la sheegay inay…
1 daqiiqo Xildhibaanno kala taageersan labada maamul ee koonfur galbeed oo Baydhabo ku qul-qulayo Xildhibaanno ka tirsan dowladda Federaalka ayaa ku sii qul-qulaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay. Wafdi xildhibaanna ah ayaa gaaray magalada Baydhabo kaas oo ka dhigan wafdigii saddexaad oo magaaladaasi…
1 daqiiqo Maamulka degmada Kuntunwaarey oo ka war bixiyey howl-gallo ay dad ku soo qab-qabteen Maamulka degmada Kuntunwaarey ee gobalka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegay inay baaritaanno ku hayaan dad uu sheegay inay ku soo qab-qabteen howlgallo degmadaasi ay ka sameeyeen. Guddoomiyaha Kuntunwaarey C/raxmaan Sabtow ayaa…