Ra'iisal wasaare Cabdiweli SHeekh oo gaaray xeryaha qaxootiga Dhadhaab Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiweli SHeekh Axmed oo maalintii labaad ku sugan dalka Kenya ayaa maanta gaaray xerada qaxootiga DHadhaab, halkaas oo ay ku nool yihiin qaxooti Soomaaliyeed oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Ciidamada dowladda oo saaka howl-galo ka wada degmada Huriwaa Ciidamada amaanka dowladda ayaa saaka degmada Huriwaa ee gobolka Banaadir ka wado howl galo kadib markii shalay lagu dilay Taliye ku xigeenkii Nabadsugida degmadaasi Axmed C/raxmaan. Sida uu sheegay mid…
1 daqiiqo Baydhabo: Ciidamada dowlada oo heegan la geliyey iyo magaalada oo saaka xasiloon Saraaakiisha dowlada ee ku sugan magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in heegan la geliyey ciidamada dowladda ee ku sugan Baydhabo, halkaasi oo ay ku sugan yihiin siyaasiyiin iyo…
1 daqiiqo Caruur macluul ugu geeriyootay gobolka Gedo Maamulka dowlada ee gobolka Gedo ayaa sheegay in ay gobolka ka jirto xaalad bani’aadanimo, isagoo sheegay in ay abaaraha ka jira gobolkaasi u dhinteen tiro dad ah. Guddoomiye ku xigeenka …
1 daqiiqo Guddoomiyaha degmada Beledwayne oo sheegay in maamulka gobolka uu fara gelin ku hayo shaqadiisa Maamulka degmada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in khilaafka soo kala dhex galay madaxda maamulkaasi uu ragaadin doonto hab-sami u socodka howsha maamulka. Guddoomiyaha Beledwayne Cusmaan KHalafow oo waraysi…
2 daqiiqo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo Nairobi kula kulmay Xildhibaano barlamaanka ka tirsan Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa maanta la qaatay kulan qado ah oo ay ku kala war qaadanayeen xidhibaanada barlamaanka ee ku sugan magaalada Nairobi. Kulankan qadada…
1 daqiiqo Ahmet Davutoğlu oo qabanaya Xilka Ra’isul Wasaaraha Dalka Turkiga Xisbiga talada haya ee dalka Turkiga ayaa Khamiista si aqlabiyad ah ku doortay in Ahmed Davuoglu noqdo Ra’isul wasaaraha cusub ee dalka Turkiga iyo Hogaamiyaha cusub ee Xisbiga Justice and Development…
1 daqiiqo Maamulka degmada Wadajir oo ka hadlay howlgallo ku saabsan ammaanka iyo nadaafada Maamulka degmada Wadajir ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay dadaallo lagu ballaarinayo wadooyinka waaweyn ee dagmadaasi. Guddomiyaha degmada Wadajir Axmed Cabdulle afrax ayaa u sheegay Goobjoog FM in maanta…
1 daqiiqo Soomaali gaaraysa 20 qof oo lagu xiray dalka Angola Ku dhowaad 20 ruux oo soomaali ah ayaa lagu soo waramayaa in lagu xiray caasimada wadanka Angola. Mid ka mid ah dadka soomaalida ku nool wadankaasi ayaa sheegay in ciidamada…
2 daqiiqo Golaha Wasiirada oo ku baaqay in laga wada qayb-qaato gurmadka abaaraha dalka [huge_it_slider id=”56″] Ra’iisul Wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho ku shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada Xukuumadda…