Xildhibaanno kala taageersan labada maamul ee koonfur galbeed oo Baydhabo ku qul-qulayo Xildhibaanno ka tirsan dowladda Federaalka ayaa ku sii qul-qulaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay. Wafdi xildhibaanna ah ayaa gaaray magalada Baydhabo kaas oo ka dhigan wafdigii saddexaad oo magaaladaasi… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Maamulka degmada Kuntunwaarey oo ka war bixiyey howl-gallo ay dad ku soo qab-qabteen Maamulka degmada Kuntunwaarey ee gobalka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegay inay baaritaanno ku hayaan dad uu sheegay inay ku soo qab-qabteen howlgallo degmadaasi ay ka sameeyeen. Guddoomiyaha Kuntunwaarey C/raxmaan Sabtow ayaa…
1 daqiiqo Ciidamada huwanta iyo Al-shabab oo xalay ku dagaalamay Buulo-mareer Ciidamada dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Alshabaab ayaa xalay ku dagaalamay degmada Buulo-mareer ee gobalka Shabeellaha Hoose. Dagaalkan oo ka dhacay fariisimo ku yaalla duuleedka degmadaasi…
1 daqiiqo Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Baydhabo Kula Kulmay Ganacsato Iyo Xildhibaanno War-saxaafadeed: Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo maalmahan Baydhabo kulammo kula lahaa qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa saakay kulan la qaatay ganacsatada gobolladan…
2 daqiiqo Dowladda Mareykanka, Midowga Yurub iyo Dowladda Ingiriiska ayaa soo dhoweeyey Horumarada amni ee ay AMISOM iyo SNA Wakiilka dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James P. McAnulty, Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Michele Cervoned’Urso, iyo safiirka dowladda Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Neil Wigan ayaa ugu hambalyeeyey dowladda federaalka…
1 daqiiqo Abaanduulaha ciidanka Soomaaliya oo Jalalaqsi kula kulmay qeybaha bulshada Abaanduulaha ciidamada xooga dalka Soomaaliya ayaa faah faahiyay kulan uu degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan kula qaatay odayaasha degmadaasi. Jeneral Cabdirisaaq Qaliif Cilmi oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog FM…
1 daqiiqo Wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya oo maanta gaaray Buulo Burde Wafdi heer wasiiro ah oo ka socda xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray degmada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan halkaasoo uu ka dhacay isusoobax weyn oo lagu soo dhaweynayo madaxda…
1 daqiiqo Ciidamada huwanta oo dagaal la'aan kula wareegay deegaano ka tirsan Galgaduud Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa midowga Afrika ee AMISOM ayaa gudaha u galay duhurnimadii maanta deeegaanada Ceel Garas iyo Ceel la helay kadib ka bixitaankii Al-shabaab. Guddoomiyaha degmada…
1 daqiiqo Biyo la'aan saameyn xun ku reebtay dadka iyo duunyada ku nool Belad Xaawo Wax garadka degmada Belad Xaawo ayaa sheegay in ay ka sii dartay xaalada dhanka biyaha ee degmadaasi. Suldaan Khaliif Xaaji Xasan oo ku sugan Belad Xaawo ayaa tilmaamay in deegaano…
1 daqiiqo Xildhibaan sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay la laabatay sharciyo aan la ansixin Mid ka mid ah xildhibaanada barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay la laabatay hindise sharciyeedyo aan la meel marin. Xildhibaan Feysal Cumar oo u waramay Goobjoog FM…