1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda oo saaka howl gal ay dad ku soo qabteen ka fuliyay degmada Wadajir Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay howl gal dad badan lagu soo qab qabtay ka sameeyay xaadfadaha degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. Wararka ka imaanaya halkaasi ayaa sheegaya in dad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwaymaha Dowlada Federaalka oo ku baaqay in laga qayb qaato dib u hawlgalinta isbitaalka Digfeer ee Muqdisho (DHAGEYSO) [huge_it_slider id=”62″] Madaxwaynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo booqasho ku tagay Isbitaaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay in laga qayb qaato hormarinta isbitaalka oo dayactir uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibad bax ka dhan ah maamulka saddexda gobol oo ka dhacay Baydhabo Boqollaal dad wayne ah ayaa maanta isugu soo baxay wadooyinka magaalada Baydhabo, kuwaas oo ka biyo diidsan shirka ka furmay magaladaasi ee maamul loogu samaynayo gobolada Baay, Bakool iyo SHabeellaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka RW Cabdiweli: Guul ayuu ku soo dhamaaday socdaalkii aan ku tagay Baydhabo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sh. Axmed iyo wefdigii uu hoggaaminayey ee Socdaalka shaqo u joogay magaalada Baydhabo ayaa intii aysan ku soo laaban Muqdisho, waxa ay kulammo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka degmada Jalalaqsi iyo odayaasha dhaqanka oo kulmay Maamulka dowladda Federaalka Soomaaliya ee degmada Jalalaqsi ayaa odayaasha iyo wax garadka degmadaasi kala hadlay sidii wada shaqeyn dhab ah ay ula sameyn lahaayeen maamulka. Guddoomiyaha degmada Jalalaqsi oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wufuuda ka qeyb galeysa shirka Jubbooyinka oo ku sii qulquleysa Kismaayo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbadda hoose waxaa ku sii qul qulaya ergooyin la sheegay in ay ka qayb galayaan wajiga labaad ee shira dib u heshiisiinta ee ka furmaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra'iisal wasaare Cabdiweli oo u ambabaxay dalka Ingiriiska Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa ka soo laabtay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, halkaasi oo uu uga qeyb-galay furitaankii shirka dib u heshiisiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaano sheegay in aysan ka war hayn shirka beri ka furmaya Kismaayo Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdihso ayaa sheegay in shir loogu gogol xaarayo dib u heshiisiinta beelaha dega Jubbooyinka iyo Gedo uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada maamulka KMG Jubba oo adkeeyay ammaanka Kismaayo Ciidamada maamulka kumeel gaarka Jubba ayaa si wayn u adkeeyay ammaanka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose halkaasi oo lagu wado in uu ka furmo wajiga labaad ee shirka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Jawaari oo ka jawaabay hadallo warbaahinta ay ka faafiyeen Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa jawaab ka bixiyey hadal been abuur ah oo si qaldan loo kala jaray kaasi oo xalay lagu baahiyey…