Ergayga QM u qaabilsan Soomaaliya oo Hargeysa kula kulmaya Siilaanyo Ergayga QM u qaabilsan Soomaaliya oo booqasho ku jooga magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa ka hadlay booqashada uu ku joogo Somaliland. Kay oo xalay ku hoyday magaalada Hargeysa… 1 daqiiqo
4 daqiiqo Xukuumadda oo ka hadashay dhimashada hooyada iyo dhallaanka Soomaalida Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo ay taageerayaan saddex hay’adood oo kuwa Qaramada Midoobey ah iyo Urur-goboleedka IGAD, ayaa maanta daaha ka rogey laba hindise oo muhiim ah iyo warbixin si ay…
2 daqiiqo RW Cabdiweli oo kulan gaar ah la yeeshay agaasimayaasha warbaahinta madaxa banaan Ra’iisul wasaaraha xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa habeenimadii xalay ahayd kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee warbaahinta ka howlgasha magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa waxaa ku…
2 daqiiqo Ciidamada dowladda oo dad ku soo qabtay howl-gallo ay ka fuliyeen suuqa Bakaaraha Ciidamada booliska iyo kuwa nabad sugidda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta howl gallo ka fuliyay gudaha suuqa Bakaaraha ee degmada Howl-wadaag. Askarta ayaa isku fidisay wadooyinka waawayn ee gala suuqa…
2 daqiiqo Maalinta bani’aadannimada adduunka oo maanta la xusayo Iyadoo maanta ay ku beegantahay maalinta bani’aadannimada adduunka ayaa war saxaafadeed ka soo baxay xafiiska isku xirka arrimaha bani’aadannimada ee qaramada midoobay ee magaciisa loo soo gaabiyo (UNOCHA) lagu sheegay…
1 daqiiqo Xukuumada Soomaaliya oo daba gal ku samayneysa ardayda hesha deeqaha waxbarasho Wasaarada hidaha iyo tacliinta sare ee xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay daba gal adag ku sameyn doonaan ardayda deeqaha waxbarasho dowladdu ay ugu dirto dowladaha saaxiibka la ah…
2 daqiiqo Laamaha ammaanka oo dalbaday in lagu wareejiyo hubka sharci darrada Hay’adaha ammaanka ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dalbaday in dowladda lagu wareejiyo hubka aan sharciga ahayn ee lagu heysto magaalada Muqdisho. Afhayeenka hay’adaha ammaanka ee dowladda Soomaaliya Qaasim Axmed Rooble…
1 daqiiqo Xukuumadda Soomaaliya oo dib u furaysa wadada xiriirisa Muqdisho iyo Beledwayne Wasaaradda arimaha gudaha iyo Federaalka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in dib loo furayo wadada isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Beled weyne. Wasiirka wasaaradaasi Cabdullaahi Goodax Barre oo warbaahinta la…
1 daqiiqo Wasiirka cusub ee wasaaradda caafimaadka federaalka oo La dhaariyay Munaasabad ay ka qeyb galeen Guddomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Ku xigeenka ra’isul wasaaraha ahna Wasiirka Diinta iyo Owqaafta Ee xukuumadda Soomaaliya iyo xubno kale ayaa lagu Dhaarinayay Wasiirka cusub…
1 daqiiqo Kulan looga hadlay arrimaha haweenka iyo xuquuqda aadanaha oo Muqdisho ka dhacay Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay wasiiradda hawenka iyo xuquuqda aadanaha ee xukuumadda soomaaliya marwo Khadija Maxamed Diiriye iyo xubno ka tirsan xafiiska howl-galka AMISOM u qaabilsan arimaha haweenka…