2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwayne Gaas oo maanta dhagax dhigay wado muhiim u ah Garoowe Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa maanta dhagax dhigay wadada isklu xirta garoonka diyaaradaha ee Garoowe iyo Laamiga magaaladaasi. Wadadan ayaa waxaa ka soconaya dayactir la doonayo in lagu sameeyo wadada dheer…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada suuqa Bakaaraha oo cabasho soo saaray Xoogsatada suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa cabasho ka muujiyay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay sheegeen in ay howlohooda caqabad ku yihiin. Waxa ay sheegeen in dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo AMISOM oo la wareegay deegaano ka tirsan Galgaduud Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa la sheegay in howl-gal ay ka sameeyeen gobolka Galgaduud ay ku qabsadeen deegaano hor leh oo ka tirsan gobolkaasi. Wararka ka imaanaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Jeesow: Howl galka Bad waynta Hindiya waa mid soo celinaya amniga Guddoomiye ku xigeenka guddiga amniga iyo arimaha gudaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in guddigoodu ay ku rajo weyn yihiin in howl galka bad waynta Hindiya ee lagula dagaalamayo xarakada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Prof. Jawaari oo maalintii labaad kulamo la leh wax garadka gobolka Guddoomiyaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo xubnaha la socda ayaa maalintii labaad waxa ay wada hadalo la leeyihiin maamulka lixda gobol ee koonfur galbeed Soomaaliya. Madaxda maamulka lixda gobol ayaa xilligan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarado dagaal oo duqeeyay deegaanka SHaw ee gobolka Hiiraan Wararka naga soo gaaraya deegaanka lagu magacaabo Shaw oo hoos yimaada degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in diyaarado dagaal oo aan la garanayn halka laga leeyahay ay duqeymo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururka NUSOJ oo soo dhoweeyay ansixinta xeerka saxaafadda Soomaaliya Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa soo dhoweeyay ansixinta golaha wasiirada ee xeerka saxaafadda Soomaaliya iyaga oo ka dalbay barlamaanka Soomaaliya in uu meel mariyo. Maxamed Ibraahim Baakistaan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka oo sheegtay duqaynta ka dhacday gobolka SHabeellaha hoose Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in deegaano ka tirsan gobolka SHabeellaha hoose ay ku duqeeyeen hogaamiyeyaal ka tirsan xarakada Al-Shabaab. War lagu baahiyay Telefishinka CNN ayaa lagu sheegay in diyaaradaha dagaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Prof. Jawaari oo si diiran loogu soo dhoweeyay Baydhabo Guddoomiyaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Cismaan Jawaari ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Wafdigan ayaa ka tagay markii hore magaalada Muqdisho,waxaana si aad ah loogu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi ka socda Turkiga oo maanta gaaray Kismaayo Wafdi ka socda hay’adaha TIKA iyo bisha cas ee dalka Turkiga ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose. Waxaa wafdigan hor kacayay madaxa hay’adda TIKA Ahmed Gocer…